Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa safar shaqo oo u-kuurgelid ah ku tegay magaalada Baydhabo ee…
Browsing: Kheyre
Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka duulay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho isagoo…
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa maanta Baarlamaanka hor geeyay laba hindise shacriyeed oo xasaasi ah.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kulan la yeeshay madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed.
Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa dib u soo nooleeyay qorshe muddooyinkan hakaday oo ku saabsan inay shirarkooda ku qabtaan xarumaha…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo oo ay ka mid ahaayeen Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhiga…
Wasiikii Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maryan Qaasim ayaa sheegtay sababtii ay isaga casishay xilka kadib markii ay maanta ku dhawaaqday…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, madaxweynaha maamulka K/Galbeed iyo wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka degay magaalada Baraawe.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay madaafiic ku rideen Garoonka diyaaradaha magaalada Baraawe oo ay goor…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ay ku dhawaaqday inay xilkii iska casishay.
Wararka laga helayo degmada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya inuu halkaasi gaaray madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif…
Wasaaradda Dastuurka xukuumadda Soomaaliya iyo Guddiyada Qaabilsan Dastuurka ayaa heshiis la dhex dhigay kadib markii ay isku dhaceen dhowaan.
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka codsatay in Bulshada Soomaaliyeed ay ka qeyb qaataan dagaalka ka dhanka…
Shir looga hadlay qorshaha & istraatiijiyada amniga Soomaaliya oo loogu diyaar garoobayo shirweynaha Amniga ee horaanta bisha December dhici doona…
Iyadoo ay baraha bulshada hareysay qoraal ku saabsan shirka arrimaha kheyraadka Shidaal ee Soomaaliya ee ka dhici doona Nairobi ee…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si weyn u difaacay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed xilli uu…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la dar-daarmay ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo…
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta lagu wareejiyay ciidamo milateri oo Imaaraadka Carabta ku tababaray magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan aan caadi ahayn oo degdeg isugu yeeray Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya & Ra’iisal wasaaraha ayaa kulan la yeeshay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
