Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre iyo wefdi uu hogaaminayey oo maalmahaan ku sugnaa dalka Turkiga ayaa maanta…
Browsing: Kheyre
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Mugdisho uu ka furmo shirka madaxda maamul goboleedyada iyo dowladda federaalka ee Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo socdaal ku maraya dalka Turkiga ayaa caawa la kulmay madaxweynaha dalkaasi Rajeb Dayip…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa socdaal rasmi ah ku jooga dalka Turkiga.
Ra’iisal wasaaraha Turkiga Binali Yıldırım ayaa soo dhoweyn heer sare ah ugu sameeyay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre qasriga Çankaya…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga, halkaasoo ay uga bilaabatay booqasho rasmi…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta u duulaya dalka Turkiga, kadib dib u dhac ku yimid safarkiisa oo…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ku hanjabay inuu soo bandhigi doono xog cusub oo ku saabsan dadkii lagu laayay weerarkii…
Safiirkii dowladda Soomaaliya ugu magacawnaa dalka UK C/raxmaan Yuusuf Ceynte ayaa sheegay inuu xilka uga tegay dhaqaale darro.
Madaxweynaha dowladda Federaalka iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda ayaa la sheegay inay diideen qorshe uu watay wakiilka Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya…
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa isbedel siyaasadeed iyo xaalad qabow la tegay magaalada Jowhar oo maanta lagu…
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe,…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u debcay cadaadis xoog leh oo uga yimid maamul Goboleedyada dalka, isagoo ka tanaasulay…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed Axmed Cismaan Alxamaadi.
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dagaal weyn oo Alshabaab looga saarayo Dalka Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dhalinyarrada Soomaaliyeed ugu baaqay inay galaan dagaalka looga horjeedo Alshabaab oo ay…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi cusub oo la magac baxay Guddiga Taakuleynta iyo Tabarrucaada Qaranka.
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay Guddi Badbaado oo isku duba rida gurmada dadka ku waxyeeloobay qarixii…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa baajiyay socdaal u qorsheysnaa inuu ku aado dalka Turkiga.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amar uu kasoo saaray qarixii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho u jeediyay…
