Dagaal siyaasadeed oo aan waxba la iskula harin ayaa dhex maray Guddoomiye ku xigeenka Aqalka sare ee Baarlamaanka iyo Wasiirka…
Browsing: Kheyre
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta sirasmi ah xarigga uga jaray xaruntaasi,iyadoo ay goob joog…
Beesha Absame ayaa shuruud adag ku xirtay qorshe lagu doonayay in looga qanciyo arrinta sarkaalkii ONLF C/kariin Sheekh Muuse Qalbi…
Kulamo kala duwan oo tan iyo xalay ka socday magaalada Muqdisho, ayaa looga hadlay abaabulka kulanka xildhibaanada Baarlamaanka ee looga…
Mooshin kalsooni kala noqosho xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Keyre ayay diyaariyeen qaar ka mida…
Kulamo kala duwan ayaa ka socda magaalada Muqdisho, kuwaasoo looga hadlayo kulanka Baarlamaanka Federaalka Berri ka yeelan doono arrinta Kiiska…
Ololeyaal iska horjeeda oo ku saabsan Mooshin la qorsheynayo in laga diyaariyo xukuumadda Soomaaliya ayaa ka socda magaalada Muqdisho.
Shirkii Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee Khamiislaha ayaa maanta mar kale ka dhacay magaalada MUqdisho.
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray go’aanka dowladda Federaalka ka qaadatay kiiska…
Wararka laga helayo xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay go’aan adag oo lama filaan ah ka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka dalbaday dhiggiisa dalka Itoobiya Haile Mairam Deselgn inuu sii daayo maxaabiis…
Wararka laga helayo xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in dowladda Itoobiya ay dhowaan sii deyneyso maxaabiis Soomaali ah oo…
Xogta laga helayo xafiisyada Madaxtooyada iyo Ra’iisal wasaaraha Muqdisho ayaa sheegaya inay miiska saaran tahay isku shaandheyn lagu sameynayo Golaha…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer kedis ah ku tagay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.
Ururka ONLF ayaa ku celceliyay in madax iyo xildhibaano ka tirsan dowladda Soomaaliya ay mas’uul ka yihiin in sarkaal ka…
Bishii July ee sanadkan ayey ahayd markii in ka badan 100 maxaabiis Soomaali ah oo muddo ku xirnaa dalka Itoobiya…
Tan iyo wixii ka danbeeyay weerarkii degaanka Bariire ee dadka lagu laayay waxaa mar qura is bedelay taageeradii madaxda dowladda…
Xukuumadda Soomaaliya iyo hay’ado raacsan laanta fulinta ayaa la soo baxay hab cusub oo ay u la dhaqmayaan warbaahinta, waxa…
Siyaasiga reer Kenya ee Faarax Macalin Dawaarre ayaa mar kale ka hadlay xaalada ka dhalatay kiiskii Itoobiya loogu gacan geliyay…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ka warbixiyay dadaal ay wadaan madaxda dowladda Soomaaliya oo ku saabsan kiiska Sarkaalka ONLF ee…
