Siyaasiga reer Kenya ee Faarax Macalin Dawaare ayaa sheegay inuu ku khaldamay qiimeynta madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya.
Browsing: Kheyre
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Adxaa.
Waxaa magaalada Muqdisho xalay ka dhacay kulan loogu magac daray “Maqal Dadkaaga” kaas oo xukuumadda Ra’isul wasaare Xasan Kheyre ku…
Taliyaha NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa markii labaad xilkan loo magacaabay April 2017 markii uu madaxweyne dalka ka noqday…
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo dhowaan isu dhiibay dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inuu jiro qorshe ay ka…
Xukuumadda Soamaaliya ayaa ku dhawaaqday in la magacaabayo agaasimeyaal cusub iyadoo xilalka laga qaadayo 26 agaasime.
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1550412261686227/
Dowladda Soomaaliya ayaa afka ka xiratay inay ka hadasho halka uu ku danbeeyay C/kariim Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) oo la…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa la sheegay in loo gudbiyay dacwad ku saabsan kala dirista Rugta ganacsiga…
Golaha Wasiirada Xukumada Soomaaliya ayaa lagu amray inay adeegsan karin Warbaahinta marka ay jiraan xaaladdaha qaarkood.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa ballanqaaday inuu tallaabo ka qaadi doono wixii ka dhacay degaanka Bariire ee Gobolka Sh/Hoose, isla markaana…
Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo dhowaan xilka laga qaaday Yaxye Cali Ibraahim ayaa lagu eedeeyay inuu faragelin iyo…
Warar kala duwan ayaa ka soo baxay kaalintii ay dowladda Soomaaliya ku lahayd xil ka qaadistii lagu sameeyay madaxweynihii maamulka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xasan Cali Khayre ayaa la kulmay Madaxa qeybta Siyaasadda ee Qaramada…
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Alshabaab Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo dhowaan isu soo dhiibay dowladda Soomaaliya ayaa wada…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay safiirada dalalka caalamka u fadhiya…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa buuxiyay jagadii uu banneeyay Marxuum Cabbaas C/llaahi Siraaji wasiirkii howlaha guud oo Muqdisho…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya uu goor dhoweyd ku dhawaaqay wasiirka cusub ee howlaha…
Waxaa maanta mooshin u yeeris ah markii ugu horeysay la geeyay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Mooshinkii ugu horeeyay ee lagu soo gole joojinayo ayaa la geeyay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
