Odayaal dhaqameed ka tirsan Beesha Muddulood ayaa war kasoo saray ciidamo ka soo jeed beeshaasi oo dowladda Soomaaliya ay qaab…
Browsing: Kheyre
Madaxweynaha xilka laga qaaday ee maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa dacwad u qortay maxkamadda sare ee dalka.
Dowladda Soomaaliya ayaa go’aan culus ka qaadaneysa xaaladda siyaasadeed ee ka taagan maamulka Hirshabeelle.
Madaxweynaha xilka laga qaaday ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa soo saaray amarro iyo eedeyn culys oo ku saabsan xil…
Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Sharicga La Dagaalanka Argagaxisada, laguna go’aamiyey in Dhabaha Diyaaradaha ku soo degaan 150 mitir…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Veronique…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayrre ayaa Maanta xarigga ka jaray dhismaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inay socdaan shirar ku saabsan xaaladda guddoomiye ku xigeenkii hore ee Alshabaab Sheekh…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda J.F.S Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay kulan ay soo diyaarisay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista…
Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeer ku tegay xarunt keydka raashinka ciidamada qalabka sida.
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa xil cusub u Magacaabay weriye caan ah.
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya ayaa la sheegay inuusan ku faraxsaneyn la shaqeynta Ra’iisal wasaare Kheyre.
Qaar ka mida wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhiiraday inay ka hor yimaadaan tallaabooyin uu qaaday Ra’iisal wasaare Xasan Cali…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyaan Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, ayaa maanta ka qeyb galay kulanka ciidamada…
Kiiskii ugu weynaa ee dibadda u soo baxa ayaa dhowaan ka dhacay Dekadda Muqdisho oo ah isha ugu weyn ee…
Shir looga hadlayo xiriir fiican oo dhex mara ciidamada dowlada si looga baaqsado isku dhacyo kale oo dhex mara ayaa…
Dowladda Soomaaliya ayaa dhinaceeda ka baxday, isla markaana burrisay heshiisyo ay kula jirtay ku dhowaad 20 shirkadood oo bixin jiray…
Iyadoo olole balaaran uu ilaa xalay ka socday magaalada Muqdisho, kaasoo ku saabsan mooshinka ka dhanka ah wasiirka Dastuurka ayaa…
Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka tacsiyeeyey askartii ku geeriyootay dagaalkii ka dhacay deegaanka Golweyn.
