Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa war kasoo saaray qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho.
Browsing: Kheyre
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale maanta booqday xarunta ciidamada xasilinta Caasimadda.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku biiray dagaalka baraha bulshada ku dhex maraya taageerayaasha iyo dhaliilayaasha madaxda dowladda…
Wakiilka cusub ee urur Goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay tegay magaalada Muqdisho.
Madaxda xukuumadda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Gobolka Banadir ayaa ka dhex muuqday maanta olole qashin nadiifin ah oo ka dhacay…
Waxaa todobaadyadan baraha bulshada Soomaalida qabsaday olole lagu dhaliilayo dowladda federaalka ee Soomaaliya, waxaana hal-heys looga dhigey kalmadda ‘Igu Sawir’…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa iska fogeeyay miisaaniyada dowlada ee Baarlamaanka.
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa been abuur ku sheegtay War uu soo qoray jaraa’idka Indian Ocean Newsletter, cadadiisii 1455 soona baxay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta kormeer shaqo ku tagey qaar kamid ah…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Maxaabiistii laga keenay dalka Itoobiya oo xalay soo gaaray Muqdisho ay xabsi…
Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa qaabkii loo magacaabay xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya Yaxye Cali Ibraahim.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xasan Cali Kheyre ayaa faragelin ku sameeyay khilaaf ka dhex taagan madaxda Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka.
Waxaa si weyn warbaahinta Soomaalida iyo baraha bulshada hareeyay qoraal ku saabsan in Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ku…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa degdeg u farageliyey xaalad kacsan oo ka jirta Dekadda magaalada Muqdisho.
Iyadoo muddooyinkan la hadal hayay mooshin laga wado xukuumadda Soomaaliya ee Xasan Cali Kheyre ayaa faahfaahin dheeraad ah ka soo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa codsi gaara u diray shacabka Soomaaliyeed.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo weli ku sugan magaalada Kismaayo ayaa booqday degaanka Goobweyn ee duledka magaalada Kismaayo.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay khilaaf la sheegay inuu ka dhex taagan yahay xildhibaanada Baarlamaanka…
