olaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shirkoodii toddobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Kismaay, iyadoo laga soo saaray go’aano.
Browsing: Kheyre
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa maanta booqday dekadda magaalada Kismaayo.
Shirka Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee toddobaadlaha ahaa ayaa maanta ka furmay xarunta maamulka Jubba ee magaalada Kismaayo.
Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay isku dhaca u dhaxeeya xildhibaanada iyo xukuumadda Xasan Cali Kheyre.
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wasiiro ka tirsan xukuumadiisa ayaa gaaray magaalada Kismaayo.
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka oo maanta yeelanaya shirkoodii koowaad ee kalfadhiga labaad ayaa la hor keenayaa dacwad ka dhan xukuumadda…
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo guddiga joogtada ah oo shir degdeg maanta isugu yimid ayaa ka dooday xiisad ka dhalatay…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa u safraya magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba.
Wararkii ugu danbeeyay ee Shirka Golaha Amniga Qaranka oo ay ku jiraan madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ayaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Caawa ay ka socoto xaflad lacag loogu ururinayo ciidamada dowladda.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa magaalada Adis ababa uga dhawaaqay war farxad oo ku saabsan heshiis ay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhex jira cadaadisyo siyaasadeed oo uga yimid dhinacyo kala duwan.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku jooga safarkisii labaad.
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa weeraray xukuumadda Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre, isagoo sheegay…
Shirkii toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee maanta ayaa looga dooday sharciyo la horgeynayo baarlamaanka iyo xaaladda ammaanka.
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Mooshin la sheegay in xildhibaano ka mida Baarlamaanka Federaalka ay ka diyaariyeen xukuumadda Ra’iisal…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amray in xilli hore la bixiyo mushaarka shaqaalaha dowladda si ciidul fitriga…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo kulan degdeg isugu yeeray saraakiisha amniga amarro cusub ku soo rogay dardar gelinta amniga…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta garoonka la kulmay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ee UK Priti Patel oo booqashadeedii labaad…
