Kulan degdeg ah ayaa ka socda xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ee magaalada Muqdisho, kaasoo loogu yeeray saraakiisha…
Browsing: Kheyre
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshay shirkoodii toddobaadlaha ahaa oo looga hadlay arrimo uu ka mid yahay weerarkii xalay…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa si kulul uga hadlay qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho oo lala…
COMMUNIQUÉ OF THE 31ST EXTRA-ORDINARY SUMMIT OF IGAD ASSEMBLY OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT ON SOUTH SUDAN
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya.
Wasaaradda shaqada iyo Shaqaalaha xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in shaqadii ay u xil saarneyd uu la wareegay Ra’iisal Wasaare Xasan…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho isagoo ku sii jeeda magaalada Adis ababa ee dalka…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho wafdi ka socda dalka Qatar oo magaalada Muqdisho…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay muddo bilo ah ka baaqsanaya safar dibadeed isagoo isku bedelaya wasiirka koowaad ee xukuumadda.
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan…
Ra’iisul Wasaaraha oo Shir Guddoomiyey Kulan looga hadlayay Fulinta Qodobadii ka soo baxay shirkii London.
Khilaaf ku sabasan adeegga ay bixiso Shirkadda Albeyrak ee maamusha Dekadda Muqdisho iyo Ganacsatada adeegsata dekadda Muqdisho ayaa cirka isku…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hor yimid Qorshe ay wadatay madaxtooyada Soomaaliya.
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad ka jeeidyay bannaanbixii lagu taageerayay Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ee Muqdisho ka dhacay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shaaciyay inuu hore uga tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saaka kulan isugu yeeray xubnaha Golaha wasiirada Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa kulan uu la yeeshay wakiilada Beesha Caalamka ka dalbaday inay dhaqaale ku bixiyaan mashaariicda horumarineed ee dalka.
Munaasabad lagu dhagax dhigay dhismaha jidka soddonka oo ka mida waddooyinka ugu waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa maanta ka dhacday…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqday saldhigga Balli-doogle ee ciidamada, Gobolka Shabellaha Hoose.
