Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd gaaray Garoonka Balli-doogle ee Gobolka Shabeelada Hoose.
Browsing: Kheyre
Kulan ay soo qabanqaabiyeen odayaasha dhaqanka beelaha H/Gidir iyo Murusade ayaa maanta ka socda magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa la soo baxay dardar iyo la xisaabtan wasiirada xukuumadiisa, taasoo isbedel weyn…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kormeerkii labaad ku tegay dekadda weyn ee Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan gaar ah kula yeeshay Magaalada Doha ee dalka Qatar, Wasiirka Arrimaha Dibedda…
Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Aala-taani ayaa farriin qoraal ah ka helay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo dalka Qataruga qeyb galay shirweynaha Caalamiga ah ee…
Mugdi badan ayaa ku xeeran qaabka loo magacaabo xilalka dowladda Federaalka, kadib markii baraha bulshada laga ogaaday mas’uuliyiin kala duwan oo…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa galabta gaaray Magaalada Doxa ee dalka Qatar.
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa safarkiisii ugu horeeyay maanta ugad dhoofay magaalada Muqdisho.
Gobolka Banaadir ayaa qeyb muhiim ah laga siiyay qorsaha sugidda amaanka Muqdisho kadib dib u sixid lagu sameeyay Go’aanadii Golaha…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa dib u sixitaan ku sameeyay go’aanadii shalay kasoo baxay golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya, isagoo ku…
Shirkii Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee Khamiislaha ahaa ayaa maanta laga soo saaray amarro culus oo ku saabsan ammaanka magaalada…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Amniga,
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa magacaabay mareeye ku xigeenka koowaad ee Dekadda Muqdisho.
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galay shir ka dhacay Markab dagaal oo taagan Xeebaha Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta Muqdisho ku soo gabogabeeyey
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya diyaarad helikobtar ah ka qaaday garoonka Muqdisho.
Xildhibaanada laba gole ee Beesha H/Gidir ayaa wada olole ay culeys ku saarayaan dowladda Somaaliya kadib xiisad ka dhalatay laba…
