Hooyo Qaali Maxamuud Guhaad ayaa jawaab degdega ka bixisay Qoraalkii kasoo baxay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Browsing: Kiiska Ikraan Tahliil
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareegto uu caawa soo saaray ku magacabaay Guddi cusub oo soo baara…
Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa soo bandhigay 9 qodob oo uu sheegay inay caddeyn u tahay in Ikraan…
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlayay kulanka maanta Gollaha Wadatashiga Qaran la yeesheen iyo Ku-xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud…
Shir in ka badan 10 saacadood qaatay oo ay yeesheen Madaxweynaha xilligiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha…
Aabaha dhalay Ikraan Tahliil Faarax ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kiiska gabadhiisa iyo tallaabada uu qaadayo si arrinteeda loo…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda a bilowdo baaritaanka Kiiska Dacwadda ee ka dhanka ah…
Faahfaahin dheeraad ah aya laga helayaa sababihii keenay inuu madaxweynaha xilkiisa dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo uu ka hor yimaado…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble ayaa loo diray tallooyin lagu xalin karo…
Xeer ilaalinta Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa qabatay Dawcad lagu soo oogay Madaxda Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA oo salka…
Wasiirkii hore ee Waxbarashada Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa digniintii ugu danbeysay u diray madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi…
Waxaa xalay saqdii dhexe soo shaac baxday in Warbaahinta Dowladda ay joojisay faafinta wararka Xafiiska madaxweynaha xilligiisu dhammaadya ee Maxamed…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA ayaa goor dhoweyd shaacisay inuu xilka la wareegay sarkaalkii uu xalay magacaabay Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday…
Tallaabada uu Maxamad Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha xilkiisu dhamaaday qaaday saddex eed ayay qoorta u suraysaa.
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa jawaabtii ugu cusleyd siiyay Madaxweynaha Muddo cileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo,…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhaqaaqay tallaabo lama filaan ah, markii xil cusub u magacaabay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku adkeystay go’aano uu ka qaatay shaqo ka joojintii Agaasimaha NISA Fahad…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble kulan fool ka fool ah…
Xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay kiiska Sarkaaladda NISA ka tirsaneyd ee la waayey Ikraan Tahliil Faarax ayaa weli ka dhex…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku boggaadisay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka iyo doorkiisa hoggaamineed ee Dalka, gaar ahaan waajibaadka amniga Qaranka,…