Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 8
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Eedeysanayaasha Kiiska Ikran Tahliil oo Maxkamadda Milateriga looga yeerayo iyo waanwaanta socota…

    Eedeysanayaasha Kiiska Ikran Tahliil oo Maxkamadda Milateriga looga yeerayo iyo waanwaanta socota…

    September 11, 2021Updated:September 11, 20212 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda a bilowdo baaritaanka Kiiska Dacwadda ee ka dhanka ah eedeysanayaasha kiiska afduubka iyo dilka sarkaalad Ikraan Tahliil Faarax oo ka tirsaneyd Hay’adda NISA, iyadoo xeer ilaalinta isk duba riday dacwadda kiiska.

    Xeer ilaalinta Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa qabatay 8-dii bishan September Dacwadda ka dhan ah saraakiisha NISA ee ku eedeysay Kiiska Ikraan oo ay gudbisay hooyo Qaali Maxamuud Guhaad, waxayna kala yihiin:

    1- Agaasimihii xilka laga qaaday ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji

    2- Agaasimaha uu Farmaajo u magacaabay Yaasiin Faarey

    3- Madixii hore ee shaqaalaha NISA C/llaahi Kulane Jiis

    4- C/qani Diirane (Wadna-qabad) oo ka tirsan hay’adda NISA.

    Hay’adda NISA ayaa hore u diiday inay gacan siiso Guddigii Baariska Kiiskan loo saaray, waxayna ka hor istaagtay in la wareysto xubnaha kiiskan lagu tuhunsan yahay, iyadoo ku dooday inay kaliya qoraallo loo diri karo, ayna usoo jawaabayaan Qoraallo kale, taasoo keentya inuu kiiska hore u socon waayay, xilligaas uu soo farageliyay Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

    Go’aanka Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Col. Xasan Cali Nuur (Shuute) ugu yeerayo madaxda Hay’adda NISA ee ku eedeysan kiiska Ikraan oo ay ka mid yihiin saddex mas’uul oo muhiim ah ayaa laga yaabaa inuu xaaladda uga sii daro xilli ay socoto waanwaan laga dhex wado Farmaajo iyo Rooble.

    Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in waanwaanta ay wadaan madaxweynayaasha Galmudug iyo K/Galbeed Axmed Qoorqoor iyo C/casiis Lafta-gareen ay gashay marxaladihii ugu danbeeysay, kadib 24 saac oo shira kala gaara oo saacado qaatay ay la yeesheen labada dhinac.

    Lama soo jeedin wax horumar ah oo laga gaaray khilaafka ka dhex taagan Farmaajo iyo Rooble, laakiin waxaa la filayaa in kulan kale oo fool ka fool ah la isugu keeno, si xaaladda loo qaboojiyo.

    C/llaahi Aadan kulane Fahad Yaasiin Ikran Tahlil Farah Kiiska Ikraan Tahliil NISA Top Yaasiin Farey
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMidowga Musharixiinta oo War-Saxaafadeed Culus soo saaray (Digniin ku socota Guddoomiye Mursal)
    Next Article Dowladda Shiinaha oo Maamulka Daalibaan ee Afghanistan ugu deeqday 31 Milyan Dollar oo gargaar ah

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo