Browsing: Ikran Tahlil Farah
Qoyska Ikraan Tahliil Faarax oo ku ah haweeney ka tirsaneyd Hay’adda NISA oo ku maqan lix bilood ku dhow ayaa…
Qaali Maxamuud Guhaad oo ah Hooyada dhashay gabadha NISA ka tirsaneyd ee Ikraan Tahliil ayaa ku gacan seyrtay warka kasoo…
Ololaha lagu codsanayo baarista iyo horgeynta cadaaladda kiiska khaarijinta Sarkaalad Ikram Tahlil Faarax la tuhunsan yahay inay mas’uul ka yihiin…
Ra’iisal wasaaraha xukumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal culus ugu jawaabay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Hooyo Qaali Maxamuud Guhaad ayaa jawaab degdega ka bixisay Qoraalkii kasoo baxay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda a bilowdo baaritaanka Kiiska Dacwadda ee ka dhanka ah…
Agaasimaha hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji ayaa codsi u dirtay Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo, isagoo doonaya inuu…
Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa qorshe yaab leh u degay amarkii uga yimid Ra’iisal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay qoyska Ikraan Tahliil Faarax oo ka tirsaneyd Hay’adda NISA,…
Xog cusub ayey bixisay Hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax, kadib markii hay’adda NISA ay sheegtay inay u gacan gashay Alshabaab,…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax, isagoo caddeeyay inaan…
Odayaasha dhaqanka Beesha Gaaljecel ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho klasoo saaray go’aankooda ku saabsan arrinta Ikraan Tahliil Faarax.
Maqnaanshaha 70-ka maalmood socday iyo Geerida ka danbeysay ee Ikraan Tahliil Faarax oo ay shaacisay Hay’addii ay u shaqeyneysay ee…
Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsanaa Baarlamaankii 10-aad ee Federaalka ayaa si kulul uga hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax, isagoo…
Midowga musharixiinta ayaa war kasoo saaray dilka Ikraan Tahliil Faarax ee ay shaacisay Hay’adda NISA, iyagoo tacsi diray qoyskeeda.
Al-shabaab ayaa soo saartay Wararka ayaa sheegaya cad oo ay ku sheegtay inaysan wax lug ah ku lahaun afduubka iyo…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ku baaqay in la magacaabo guddi baaritaan oo ka sal-gaara…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa wax aan maangal ahayn ku tilmaamay in Ikraan Tahliil oo in ka badan labo bil…
