Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»RW Rooble oo jawaab culus u diray Farmaajo, kana digay marin habaabinta Kiiska Ikraan (Akhriso)

    RW Rooble oo jawaab culus u diray Farmaajo, kana digay marin habaabinta Kiiska Ikraan (Akhriso)

    September 14, 2021Updated:September 15, 20212 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaaraha xukumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal culus ugu jawaabay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo oo Guddi cusub u saaray Kiiska Ikraan Tahliil.

    Qoraalka Ra’iisal wasaaraha ayaa sharci darro ku tilmaamay in dacwad maxkamad taalla loo Saaro Guddi baaris, wuxuuna si cad ugu sheegay in howshaasi ay tahay waajibaadka xukuumadda oo ah Golaha fulinta, isagoo faray maxkamadda ciidamada inay dhaqaajiso dacwadda Ikraan Tahliil.

    HOOS KA AKHRISO QORAALKA RA’IISAL WASAARAHA

    Office of the Prime Minister

    SEPTEMBER 14, 2021 WAR-SAXAAFADEED

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somaaliya waxuu aaminsan yahay in Dastuurka KMG ah ee dalka uu saldhig sharci u yahay kala soocidda Awoodaha Sharci dejinta, Fulinta iyo Garsoorka Dalka.

    • Ra’iisul Wasaaraha isagoo maanka ku haya, sida uu qabo dastuurka ku meel gaarka ah ee dalka godabadiisa 105 iyo 106 oo qeexaaya in Garsoorku ka madax bannaan yahay laamaha Dowladda ee Sharci-dejinta iyo Fulinta marka ay gudanayaan xilkooda, waxa uu u xaqiljinayaa Shacabka Soomaaliyeed in aan kaalin uga bannaanayn Hay’adaha Fulinta kuna samaynkarin wax faragalin ah Kiiska Ikraan Tahliil Faarax.

    • Ra’iisul Wasaaraha wuxuu la socdaa in maxkamadda ciidamada qalabka sida uu ka furan yahay gal dacwadeed ku saabsan kiiska Ikraan Tahlil Faarax taasoo waafaqsan Qodobka 34aad ee Dastuurka ku meel gaarka ah oo xaq u siinaya in qof kasta uu xaq u leeyahay inuu dacwad sharciga waafaqsan ka furto maxkamadaha awoodda u leh.

    • Gal dacwadeed maxkamad horyaalla in loo magacaabo guddi baaris waa arrin baal marsan Dastuurka iyo shurcuucda dalka, saxna ma aha in hay’ad xubno ka tirsan oo dacwad loo heysta ay qeyb ka noqdaan baarayaasha kiiska taas oo liddi ku ah caddaalad u helidda qoyska Ikraan Tahalill Faarax Sidaa awgeed, Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu mar kale adkeynayaa in Xeer ilaalinta Maxkamadaha Ciidamada Qalabka ee gacanta ku haya gal dacwadaeedka kliska Ikraan in ay dardar galiyaan si ay qoyskeedu u helaan caddaalad madax bannaan oo ka maran faragalinta hay’adaha fulinta.

    • Ugu danbeyn, Ra’lisul Wasaaraha XFS waxa uu ka digayaa isku day kasta oo lagu marin habaabinayo Kiiska Ikraan Tahlill. Sidoo kale Ra’lisul Wasaaruhu wax uu farayaa Taliyayaasha Ciidamada Qalabka Sida in ay ka fogaadaan talaabo kasta oo wax u dhimi karta sumcadda ciidamada, dhaawicina karta kalsooni shacabka Soomaaliyeed.

    Mudane Maxamed Xuseen Rooble
    Ra’iisul Wasaaraha XFS

    Farmaajo Ikran Tahlil Farah Kiiska Ikraan Tahliil Rooble Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMuuse Suudi oo ku horeeya kursigii ugu xiisaha badnaa Hirshabeelle ee Aqalka Sare
    Next Article Warbixin: Senatooradii ugu horeeyay Aqalka sare oo lagu doortay Hirshabelle iyo Kharashka la bixiyey

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo