Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Akhriso: Qorshaha uu Fahad Yaasiin u degay Rooble iyo Sida uu Farmaajo u soo geliyay Kiiska Ikraan Tahliil

    Akhriso: Qorshaha uu Fahad Yaasiin u degay Rooble iyo Sida uu Farmaajo u soo geliyay Kiiska Ikraan Tahliil

    September 5, 2021Updated:September 19, 20212 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa qorshe yaab leh u degay amarkii uga yimid Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ee ku saabsanaa inuu muddo 48 saacadood ah warbixin uga keeno Kiiska dilka Ikraan Tahliil Faarax.

    Qoraalkiisii jawaabta ahaa ayuu Fahad Yaasiin u adeegsaday inuu farsameysan amarka Ra’iisal wasaaraha uga hoos baxo, isla markaana uu arrinta soo geliyo Madaxweynaha xilka ka dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo oo uu sheegay inuu yahay Taliyaha guud ee ciidamada.

    “Anigoo fulinayna amarkaaga, maankana ku hayna xasaasiyadda kiiska Sarkaal Ikraan Taliil oo noqotay mid heer Qaran, gudanayna waajibka naga saaran amniga qaranka, fahansanna in dhacdadaan ay si toosa iyo si dadban u khuseyso xafiisyo iyo hay’ado kale duwan oo dowladda ka wada tirsan, xaqna u leh inay ogaadaan xaqiiqda dhacdadaan iyo xogta ay xambaarsan tahay warbixitaan aad naga dalbatay, ayaan waxaan si sharaf leh kaaga codsanaynaa in aan warbixintaan ka horjeedino golaha Amniga Qaranka oo wada dhan, oo ay xubno ka yihiin hay’addaha iyo xafiisyada ay arrintan khuseyso” ayuu qoraalkiisa jawaabta aha ku yiri Fahad Yaasiin.

    Golaha Amniga ee uu Fahad Yaasiin doonaya inay shir isugu yimaadaan wuxuu usoo maray Maxamed C/llaahi Farmaajo, isagoo caddeeyay inuu codsi u diray Farmaajo si uu isugu yeero Shirka Golaha Amniga ee sanadkan aan shirin.

    Qoraalka Fahad yaasiin waxaa ka mid ahaa: “Hayadda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranku waxay codsi rasmi ah u dirtay madaxweynaha Jamhuriga Federaalka Soomaaliya inuu fursad noo siiyo qabsoomidda shirka Golaha Amniga Qaranka, maadama uu yahay guddoomiyaha Golaha Amniga Qaranka, iyo Taliyaha Ciidamada Qalabbka Sida.”

    Farsamada iyo xeeladda uu adeegsaday Agaasimaha NISA ayaa ujeedkeedu yahay in arrinta kiiska looga wareejiyo Ra’iisal wasaaraha, taasoo aan la ogeyn tallaabada uu ka qadan doono Rooble.

    Fahad Yaasiin Ikran Tahlil Farah NISA Rooble Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFahad Yaasiin oo Jawaab Shuruud ku xiran u diray Ra’iisal Wasaare Rooble iyo Qorshaha uu damacsan…
    Next Article Fahad Yaasiin oo Codsi u dirtay Farmaajo. “Ii ogolow inaan warbixinta kiiska Ikraan, kusoo bandhigno..”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo