Magaalada Kismaayo ayaa looga dhawaaqay in la mattaaneeyay magaalooyinka Antalya ee dalka Turkiga iyo magaalada Kismaayo.
Browsing: Kismaayo
Wafdi ka socday dalka Turkiga ayaa booqday degaanka Goobweyn ee duleedka magaalada Kismaayo, kadib socdaal ay ku tageen magaalada Kismaayo…
Kooxda Al-shabab ayaa shaacisay i ay dishay Askari Mareykan ah, kaddib weerar ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada…
Doorasho maanta ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa lagu doortay kursi ka bannaanaa Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka oo ah kursi ay leedahay…
Waxaa magaalada Kismaayo maanta ka dhacaya doorashada kursi ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Wiil la dhashay Allaha u naxariistee Wasiir Cabaas C/llahi Siraaje ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo, isagoo u sharxan…
Ciidamada maamulka Jubbaland ee uu ka taliyo madaxweyne Axmed Madoobe ayaa xabsi u taxaabay weriye ka howlgala Magaalada Kismaayo.
Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa faahfaahin ka bixiyey dhul shirkad ay leeyihiin ka dhiseyso xaafad guryo casri ah.
Fannaanka ku caan baxay ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka ee Cali Bashiir Cabdi (Cali Dhaanto) ayaa beeniyay in la sumeeyay ama…
Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan (Axmed Taajir) ayaa ku dhawaqay inuu iska casilay Baarlamaanka Maamulka Jubbaland.
Wararka laga helayo Caawa magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xabsiga laga sii daayey Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan (Axmed Xaajir).
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland ayaa sheegaya inay xiisad ka taagan tahay magaaladaasi.
Dowlada Itoobiya ayaa ciidamo gaara u tababartay maamulka Jubaland ee Soomaaliya, iyagoo tababarka loogu soo gabagabeeyyay magaalada Kismaayo.
Beesha uu kasoo jeedo xildhibaan Axmed Cabdi Xasan (Axmed Taajir) oo xasaanad laga qaaday laguna xiray magaalada Kismaayo ayaa war…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xayiraad dhinaca socdaalka ah ku soo rogay qaar ka mida xildhibaannada Baarlamaanka maamlukaasi.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xiisad ka jirto magaalada kadib markii xabsi loo taxaabay xildhibaan ka tirsan…
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inay halkaasi ka taagan tahay xiisad ka dhalatay xariga Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in goor dhoweyd halkaasi lagu xiray xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland oo lagu…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay xilal sare oo ka mida hay’adaha garsoorka maamulkaasi.
Warrka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ciidamada maamulkaasi ay weerarreen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka…
