Baarlamaanka Maamulka Jubbaland ayaa xasaanadii ka qaaday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaankaasi oo lagu eedeeyay inuu diyaariyay mooshin ka dhan ah…
Browsing: Kismaayo
Xildhibaanada Baarlamaanka maamulkaJubbaland ayaa ku dhiiray inay markii ugu horeysay mooshin ka keenaan Golaha Wasiirada uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Madoobe.
Ciidamada Xoogga dalka qeybra 43-aad iyo ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska ayaa Kooxda Al-Shabaab kala wareegay saaray…
Ciyaartoyda xulka kubada cagta Jubbaland ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Kismaayo oo ay geeyeen koobkii Kubada cagta Dowlad…
Shirka Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyadda oo ka socday magaaladda Kismaayo ayaa maanta lasoo gabagabeeyey, iyaddoo shirkaasi laga…
Shirka wasaaradaha Maaliyadda dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo.
Wadaadka dhowaan wadahadalka la furay dowladda Federaalka, kana mid ahaa hoggaamiyeyaashii Alshabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa magaalada Kismaayo…
Sheekh Muhtaar Roobow (Abuu Mansuur) ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG maamulka Jubaland.
Tartankii ciyaaraha maamul Goboleedyada oo lagu waday inuu ka dhaco magalaada Kismayo ayaa laga wareghay magaaladaasi arrimo farsamo dartood.
War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shir maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Kismaayo.
Shir looga hadlayo amniga dalka ayaa ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.
Eedeysanihii reer Puntland ee lo heystay kiiska naxdinta leh ee uu kula kacay gabar yar oo ka dhacay magaalada Boosaaso…
Magaalada Kismaayo waxaa lagu soo bandhigay Ninkii ku eedaysna inuu falka naxdinta lahaa ua geytay gabadha lagu magacaabo Faaiso Cabdi…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubba.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegay in caawa toogasho lagu dilay xildhibaan ka tirsan maamulka Jubbaland.
War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si taxadar leh loogaga hadlay shirkii…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul oo aan hore loo arag uga hadlay siyaasadda dowladda Federaalka iyo xukuumadda uu…
Muqdisho, Oktoobar 11, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) wuxuu si dhaw ula socdaa dareenka ay…
Shir magaalada Kismaayo uga socday madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya 8-10-kii Oktoobar ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ku saabsan xaaladda dalka…
Iyadoo shirkii madaxda maamul Goboleedyada uu ku soo dhammaaday magaalada Kismaayo, lana sugayo war-murtiyeedka kasoo bixi doona ayaa waxaa soo…
