Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd ka degay magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubadda Hoose.
Browsing: Kismaayo
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubaland ayaa sheegaya in gebi ahaan magaalada la xiray oo xaalad bandow…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax ka dhacay magaalada Kismaayo oo lala beegsaday ciidamo boolis ah.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd halkaasi ka dhacay qarax.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya Qarax is-miidaamin ah uu galabta ka dhacay xerada Koongo oo u dhow Madaxtooyada…
Ciidamo isku dhaf ah oo ah kuwii ugu horeeyay ee Qaran ayaa tababar maanta loogu soo xiray magaalada Kismaayo.
Wrarka laga helayo magaalada KIsmaayo ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Maamulka Jubbaland laga soo masaafuriyay magaaladaasi.
Ciidamada Nabad Suggida Jubbaland ayaa soo bandhigay nin ka tirsan Shabaab oo waxyaabaha qarxa ku diyaarinayay Guri ku yaala Magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba ayaa sheegaya in isku soo xiray waxyaabaha qarax uu qarax ka…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba ayaa sheegaya in diyaarado sida shixnado hub ah ay maalmihii ugu…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ka digay in madaxweynaha la doortay ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ay isbedeli karto…
Guddiga Doorashooyinka dadban ayaa mar labaad laalay natiijadii kasoo baxday kursiga Beesha Doqondiid ee Gaaljecel oo shalay ka dhacday magaalada…
Kursi ka mida kuraastii Baarlamaanka ee ku celinta ahaa magaalada Kismaayo ayaa xaalad is daba marin ah ku soo dhamaaday…
Doorasho aan hore loo arag ayaa shalay ka dhacday magaalada Kismaayo markii la dooran waayay kursi ku celis ahaa oo…
Wararka laga helayo Jubbooyinka ayaa sheegaya in ciidamo Ajanbi ah ay weerar ku qaadeen degmada Badhaadhe isla markaana kala wareegeen…
Ciidamada maamulka Jubba iyo kuwa AMISOM ee Itoobiya ayaa howlgal ka bilaabay Gobolla Jubbada hoose iyadoo la sheegya inay qabsadeen…
Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay inay ka baxeen Qorshihii Horumarinta Qaranka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Dagaalyahanno ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa isku dhiibay maamulka Jubba sida sheegeen saraakiisha Ammaanka maamulkaasi.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in maxkamad ay maanta Dil toogasho ah ku xukuntay mid ka mid ergooyinkii…
Madaxweynaha xilk sii haya ee Soomaaliya ayaa maanta ka tegay magaalada Kismaayo, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay.
