Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda maamul Goboleedyada dalka ayaa caawa ku hoyanaya magaalada Kismaayo oo galabta…
Browsing: Kismaayo
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa goor dhoweyd ka degay magaalada Kismaayo isagoo ka qeybgeli doona caleemo saarka…
Waxaa soo baxaya heshiis hoose oo dhex maray madaxweynaha Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) iyo madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya…
Magaalada Kismaayo ayaa bandow ku jiri doonta saddexda maalmood ee soo socota iyadoo magaalada gebi ahaan la xiri doono oo…
Waxaa magaalada Kismaayo ka socda dhismaha hool weyn oo la doonayo in lagu qabto xafladda caleemo saarka Axmed Maxamed Islaam…
Madaxweyne ku xigeenka waqtigiisu dhammaaday ee maamulkii Jubba Gen. C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa goor dhoweyd gaaray Magaalada Kismaayo ee fadhiga maamulka…
Madaxweynaha dooran ee maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo dhowaan socdaal uu ku joogay magaalada Nairobi ka soo laabtay…
Socdaal la sheegay inuu maanta Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid ku tegi lahaa magaalada Kismaayo ayaa baaqday iyadoo aan…
Maleeshiyada Axmed Madoobe Maamulka Jubba kuna sugan magaalada Kismaayo ayaa lagu eedeeyay inay dilal khaarijin ka fuliyeen magaalada iyagoo dilay dhowr qof…
Tirada ciidamada ku dhimatay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Jaamacadda Kismaayo ayaa si weyn u korortay, iyadoo dhaawacyaduna…
Qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay xerada tababarka ciidamada dowladda ee ku taala duleedka dhismaha Jaamacada Kismaayo ee waqooyiga magaalada…
Xaalada magaalada Kismaayo ayaa maanta ka duwan gebi ahaanba sidii ay ahaan jirtay iyadoo magaalada ay ka bilaabaneyso doorasho muran…
XUSUUSO HADDAAD XIS LEEDAHAY Iyadoo markii saddexaad 6 sano kadib maanta (22 Ogost 2019) la fialyo in Kismaayo lagu qabto…
Wakiil ka socday madaxweyne Xasan Sheekh oo labadii maalmood ee ugu danbeysay ku sugnaa magaalada Kismaayo ayaa dib ugu soo…
Musharaxii labaad marka laga reebo Axmed Madoobe ayaa magaalada Kismaayo maanta uga dhawaaqay inuu u tartamayo xilka madaxweynaha Jubbad e la…
Wasiirkii hore ee Maaliyadda xukuumada Soomaaliya Xuseen Cabdi Xalane oo maanta ka degay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay warar la…
Safiirka dowladda Ingiriiska u joogta dalka Soomaaliya Harriet Matthews ayaa maanta gaartay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka KMG ah ee Jubba…
Waxaa goor dhoweyd magaalada Kismaayo lagu ansixiyay Dastuurka cusub ee maamulka cusub yeelan doono kaasoo muddo dhowr maalmood ah ergo 300 gaareysa…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa inuu tago magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Juba, halkaas oo…
