Warar hada soo dhacay ayaa sheegaya in dagaal culus ka qarxay magaalada Kismaayo kaasoo u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan…
Browsing: Kismaayo
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa Sheegaya in qasaare baaxad leh ka dhashay weerarkii ay xalau saqdii dhexe kooxda Alshabaab…
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ka dilay taliyihii ciidamada maamulka Jubba Gen. Mursal Geedi kadib markii weerar lagu…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali (Sharma’arke) ayaa Muqdisho ku soo laabtay galabnimadiid maanta kadib markii uu socdaal…
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo socdaal dheer ugu maqnaa dalka…
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo socdaal dheer ugu maqnaa dalka…
Ergeyga gaar ka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nichlas Kay ayaa shalay booqday magaalada Kismaayo ee xarunta u ah…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamada Maamulka Axmed Madoobe oo ay la socdaan kuwa dalka Kenya ee…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali (Sharma’arke) iyo hogaamiyaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa wadahadal ku…
Wadahadal dhex maray Ra’iisal wasaaraha xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo socdaal ku jooga magaalada Kismaayo iyo hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed…
Wafdiga Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo xarunta mamulka KMG ah…
Ra’isal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ahna…
Maamulka KMG ee Jubba ayaa maanta la wareeegay gawaarida gaashaaman iyo gaadiid dagaal oo casri ah, Gaadiidkaas oo ahayd deeq ay dowladda…
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wufuud ka socota dalalka Itoobiya iyo Kenya ayaa ka qeybgalaya caleemo-saarka Baarlamaanka loo sameeyay maamulka Jubba, waxaa…
Wasiirada arrimaha dibadda dalalka Itoobiya Tedros Adhanom iyo Kenya Amina Mohamed ayaa maanta ka degay magaalada Kismaayo halkaasoo ay uga qeybgalayaan…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tegaya magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba, halkaasoo la filayo in…
Xildhibaanno kasoo jeeda Gobolada Jubbooyinka ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen Muqdisho ku shaaciyay inay mooshin ka gudbiyeen…
Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka kumeel-gaarka ah ee maamulka Jubba ayaa maanta yeeshay kulan ay ku dooranayeen Guddoonka Baarlamaan goboleedkaasi oo muran badan…
Ra’iisal wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali (Sharma’arke) ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee xarunta Puntland, waxaana socdaalkiisa oo…
Muran ku saabsan xildhibaanada Baaramaan uu yeesho maamulka KMG ah ee Jubba ayaa hareeyay shir ka furmaya magaalada Kismaayo oo…
