Waxaa goor dhoweyd lagu dhawaaqay natijada Doorashadii Golaha Wakiilada Gobolka Maroodijeex oo ahaa Gobolkii ugu danbeeyay ee la wada sugayey.
Browsing: Kulmiye
Waxaa socda tirinta codadkii Doorashada Golayaasha Wakiilada iyo Degmooyinka Somaliland, waxaana soo baxay ilaa iminka natiijada hordhaca ah ee 18…
Waxaa barnaamij baaritaan Documentary ah laga diyaariyey sidii ay u dhadday doorashadii Somaliland ee uu ku guuleystay xisbiga Kulmiye, kuna…
Guddiga Doorashada Somaliland ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay natiijadii doorashada madaxweyne ee maamulkaasi, iyadoo la shaaciyay madaxweynaha ku guuleystay doorashada.
Guddiga Doorashada Somaliland ayaa soo saaray amar ku saabsan dhaqdhaqaaqa Gaadiidka maalinta ay dhaceyso Doorashada madaxweynaha maamulkaasi oo ku beegan…
Siyaasiyiin caan ka ah Somaliland kana tirsanaa xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa maanta ku biirray xisbiga mucaaradka ee Wadani.
Guddoomiyaha xisbiga talada haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa goor dhoweyd loo doortay musharaxa xisbiga Kulmiye ee jagada madaxweynaha Somaliland…
