Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Akhriso: Natiijada Doorashada Somaliland ee Golayaasha 19 Degmo (2-da Xisbi Mucaarad oo ku horeeya)

    Akhriso: Natiijada Doorashada Somaliland ee Golayaasha 19 Degmo (2-da Xisbi Mucaarad oo ku horeeya)

    June 3, 2021Updated:June 5, 20212 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa socda tirinta codadkii Doorashada Golayaasha Wakiilada iyo Degmooyinka Somaliland, waxaana soo baxay ilaa iminka natiijada hordhaca ah ee 18 Degmo-doorasho.

    Natiijooyinka ay ku dhawaaqeen Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa muujinaya inay ku horeeyaan marka la isku daro xisbiyada Mucaaradka ee Waddani iyo UCID oo helay tirooyinka ugu badan xubnaha Golayaasha degmooyinka.

    Xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa ku horeeya degmooyin badan, isagoo helay tirada ugu badan xubnaha golayaasha marka xisbi ahaan loo xisaabo, laakiin labada xisbi mucaarad marka la isku daro ayaa ka horeeya xisbul xaakimka.

    Waxaa la doortay in ka badan 200 oo ka mida kuraasta Golayaasha degmooyinka, waxaana xisbiga Kulmiye oo ugu horeeya uu helay 87 kursi, Waddani oo ku xiga ayaa helay 72 kursi, halka UCID uu helay 45 kursi:

    Hoos ka akhriso 19-ka Degmo ee lagu dhawaaqay natiijada:

    1. Zeylac
    2. Lughaya
    3. Sallaxley
    4. Buuhoodle
    5. Laas Caanod
    6. Xudun
    7. Taleex
    8. Gar-adag
    9. Sheekh
    10. Ceel Afweyn
    11. Oodweyne
    12. Caynabo
    13. Balli-gubadle.
    14. Boorame
    15. Ceerigaabo
    16. Baki
    17. Burco
    18. Berbera
    19. Gebiley


    Golayasha Wakiilada Degmooyinka, waxay saddexda Xisbi u kala heleen sida soo socota:

    Gebiley:
    Kulmiye  5 
    Waddani 4 
    UCID  4


    Berbera:
    Kulmiye:  6 
    Waddani: 4 
    UCID:  3


    Boorame
    Kulmiye  5 
    Waddani 5 
    UCID  3

    Ceerigaabo
    Kulmiye  5 
    Waddani 6 
    UCID  2


    Baki
    Kulmiye  3 
    Waddani 5 
    UCID  1


    Burco
    Kulmiye  4 
    Waddani 5 
    UCID  4


    Baligubadle:
    Kulmiye  4 
    Waddani 3 
    Ucid  2


    Ceel-afwayn:
    Kulmiye 5. 
    Ucid 3. 
    Waddani 3


    Oodwayne
    Waddani: 6. 
    Kulmiye 4. 
    Ucid 1.


    Caynaba:
    Kulmiye 4. 
    Ucid 3. 
    Waddani 2.


    Sheekh:
    Ucid 3. 
    Kulmiye 3. 
    Waddani 3


    Buuhoodle:
    Waddani 5.
    Kulmiye 4.
    Ucid 2.


    Laascaanood:
    Ucid 3. 
    Kulmiye 5. 
    Waddani 5.


    Taleex:
    Kulmiye 6. 
    Waddani 3. 
    Ucid 0


    Sallaxley:
    Kulmiye 4. 
    Ucid 3. 
    Waddani 2.


    Xudun:
    Kulmiye 7. 
    Waddani 2. 
    Ucid 0.


    Lughaya:
    Kulmiye 5. 
    Waddani 2. 
    Ucid 2.


    Saylac :
    Kulmiye 4. 
    Waddani 4. 
    Ucid 3


    Gar-adag:
    Kulmiye 4. 
    Waddani 3. 
    Ucid 2


    Doorashada Somaliland Kulmiye Somaliland UCID Waddani
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTaliyaha Asluubta oo Jawaab kulul ka bixiyay Rasaaseyntii Xasan Sheekh “Waxaa ka danbeeyay Gaarigii la socday”
    Next Article RW Rooble oo Diyaarad Helikobtar ah ku tegay magaalada go’doonsan ee Jowhar (Sawirro)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo