Browsing: UCID
Isbaheysiga Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa ku guuleystay maamulka magaalooyinka Burco iyo Laascaanood ee Gobollada Togdheer iyo Sool.
Wadahadallo u socday madaxda Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ee Waddni iyo UCID ayaa heshiis hoose looga gaaray awod qeybsiga magaalooyinka qaarkood,…
Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay isbaheysi siyaasadeed, kadib natiijadii kasoo baxday Doorashada Golayaasha degmooyinka iyo wakiilada iyo…
Waxaa goor dhoweyd lagu dhawaaqay natijada Doorashadii Golaha Wakiilada Gobolka Maroodijeex oo ahaa Gobolkii ugu danbeeyay ee la wada sugayey.
Waxaa soo baxaya natiijada Doorashada Golaha wakiilada Somaliland, iyadoo ilaa hadda la shaaciyey 5 Gobol oo kala ah: Togdheer, Sool,…
Waxaa socda tirinta codadkii Doorashada Golayaasha Wakiilada iyo Degmooyinka Somaliland, waxaana soo baxay ilaa iminka natiijada hordhaca ah ee 18…
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa xasaanadii ka qaaday Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee UCID, iyagoo ku soo eedeeyay inuu jebiyey dastuurka, isla…
Wadahadalladii u socday Madaxweynah Somaliland iyo madaxda Xisbiyada Mucaaradka ee Waddani iyo UCID ayaa lagu kala dareeray, kadib markii uu…
Jaamacadda Camuud ee magaalada Boorame, Gobolka Awdal ayaa waxbarashadii Jaamcaddaasi ka eriday Arday lagu magacaabo Cabdinaasir Maxamuud Xasan oo ku…
Musharaxa Xisbiga UCID ee xilka madaxweynaha Somaliland ayaa eedeyn yaab leh u jeediyay xisbiga Wadani.
Guddiga Doorashada Somaliland ayaa soo saaray amar ku saabsan dhaqdhaqaaqa Gaadiidka maalinta ay dhaceyso Doorashada madaxweynaha maamulkaasi oo ku beegan…
Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa maanta xukun kama danbeys ah ka gaartay khilaafka soo jiitamay ee labada garab u kala…
