Browsing: Laascaanood
Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in boqolaal Soomaali ah oo ku noolaa magaaladaasi, kana soo jeeda Koonfurta Soomaaliya…
Wararka laga helayo Gobolka Sool ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay magaalada Laascaanood xalay ku dileen Mas’uul ka tirsanaa Guddiga…
Maamulka Somaliland ayaa lagu eedeeyay in 8 gabdhood oo dhigta Dugsiyada sare iyo Jaamcadaha magaalada Laascaanood uu u xiray inay…
Isbaheysiga Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa ku guuleystay maamulka magaalooyinka Burco iyo Laascaanood ee Gobollada Togdheer iyo Sool.
Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool oo ay maamusho Somaliland ayaa sheegaya in inuu halkaasi ka dhacay qarax…
Kiis ugub ah oo noociisa aan hore loo arag ayaa ka dhacay Gobolka Sool, kadib markii gabar 14 sano jir…
Maamulka Puntland ayaa sheegtay markii ugu horeysay inuu ka danbeyay Weerar xalay ka dhacay magaalada Laas-caanood oo lagu qaaday saldhigyo…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa Duq magaalo u magacaabay magaalo aan gacanta ugu jirin oo ay ka taliso Somailand.
