Browsing: Liyu Police
Ciidamada Liyu Police ee dalka Itoobiya ayaa lagu eedeeyay inay kusoo xad gudbeen degaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ee Soomaaliya,…
Waarka laga helayo Gobolka Hiiraan ee bartamaha Somalia ayaa sheegaya in Ciidamada Liyuu Booliska Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ay afduub iyo…
Xaflad ka dhacay magaalada Jigjiga ee xarunta maamulka Soomaalida Itoobiya ayaa lagu wareejiyey ciidamadii ururka ONLF ee dagaalka kula jirtay…
Wararka laga helayo magaalada Jigjiga ayaa sheegay in madaxweynaha cusub ee Maamulka Soomaalida Itoobiya u magacaabay taliye cusub oo ay…
Wararka laga helayo magaalada Addis ababa ayaa sheegay in dhammaam mas’uuliyiintii dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya looga yeeray magaalada Addis ababa.
Wararka laga helayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ciidamda Liyu Police ee dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya ay dad Oromo ah…
Wararka laga helayo magaalada Diridhabe ayaa sheegaya in ciidamada federaalka Itoobiya ay galeen magaalooyinka Jugjiga iyo Diridhabe oo labadii maalmood…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in xaaladda magaalada ay weli qasan tahay iyadoo ciidamada milateriga ee saaka…
Hay’adda Xuquuqda Aadnaha ee Amnesty International ayaa ugu baaqday dowladda Ethiopia inay si deg deg ah u kala dirto ciidamada…
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn oo ka hadlay TV-ga dalkaasi ayaa sheegay in dadka Soomaalida ah “lagu laayay xero boolis…
Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ku eedeysay ismaamulka Oromiya dhimashada ugu yaraan 60 qof oo ay sheegeen inay ahaayeen dad maxaabiis…
Wararka laga helayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dad badan oo Soomaali ah ay laayeen Oromada kadib markii uu dib …
Ciidamada Liyu Police ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa saaka si lama filaan ah gudaha ugu galay degmada Balanbale ee Gobolka…
Is-maamulka Soomaalida Itoobiya ee kilinka Shanaad ayaa sheegtay lahaanshaha tuulo ka mid Gobolka Mudug ee Soomaaliya oo hoos tagta maamulka…
Madaxweynaha Dowlada degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo socdaal dibadda ugu maqan ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xasuuqii…
Wadi ka socda dowladda Soomaaliya iyo maamulka Gobolka Galgaduud ayaa gaaray magaalada Jigjiga ee is-maamulka Soomaalida dalka Itoobiya kadib markii…
