Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»K/Galbeed»Alshabaab oo Weerar ku qaaday Xuduudka Itoobiya iyo dagaal dhex maray Liyuu Boolis

    Alshabaab oo Weerar ku qaaday Xuduudka Itoobiya iyo dagaal dhex maray Liyuu Boolis

    July 21, 2022Updated:July 21, 20222 Mins Read K/Galbeed
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Alshabaab ayaa shalay weerar culus ku qaaday, kadibna qabasaday lava magaalo oo ka tirsan Gobolka Bakool ee maamulka K/Galbeed, ayna maamulaan Ciidamada Liyuu Booliska dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya.

    Ciidamada Deegaanka Soomaalida ee Liyuu Booliiska ayaa maamulka Magaalooyinka Yeed iyo Caato, waxaana dagaalka dhex maray Al-Shabaab uu ahaa kii ugu cuslaa, iyadoo Alshabaab ay saddex jihoo ka weerarreen labadaasi magaalo iyo degaanka kale ee Washaaqo oo ka tirsan Gobolka Bakool.

    Alshabaab ayaa sheegatay inay la wareegtay labada magaalo ee Yeed iyo Caato, waxaana la jaray isgaarsiintii degaankaasi, iyadoo qasaare badan halkaasi uu ka dhacay, sida laga soo xigtay dadka degaanka.

    Wararka qaar ayaa sheegaya in Alshabaab isaga baxeen magaalada degaanka Washaaqo, balse ay weli ku heystaan magaalooyinka Yeed iyo Caato, waxaase wararkii ugu danbeeyay ay sheegayaan inay ka baxeen magaalooyinkaasi.

    Dadka degaanka Soomaalida ayaa sheegay inay Al-Shabaab gudaha u gashay Dowladda Deegaanka Soomaalida in ka badan 70 KM, kadib dagaallo socda ilaa shalay oo ka dhacay xuduudka Gobolka Bakool ee Maamulka koonfur-galbeed, una u dhexeeyey Liyuu Booliiska DDS iyo Al-Shabaab.

    Ilaa iyo 16 gaadiidka dagaal ah oo ay wataan al-Shabaab ayaa gudaha u galay Dawlad Deegaanka Soomaalida, waxayna wararku sheegayaan in markii ugu danbeysay ku sugnaayeen miyiga degmada Hargeelle.

    Gurmad ciidamada Itoobiya iyo kuwa Liyuu Booliska dowlad Degaanka Soomaalida ayaa ka socda xuduudka Soomaaliya iyo Itoobiya, wuxuuna dagaalkan imaanayaa xilli ay madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ku dhawaaqeen inay olole weyn oo dagaal ku qaadayaan Alshabaab.

    Aato Alshabaab Liyu Police Yeed
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXasan Sheekh: “Saddex jeer ayaan ka badbaaday Dil ay Alshabaab ii Qorsheeyeen..”
    Next Article MaxkamaddaCiidamada oo Xukuntay Haweeney Alshabaab u qaabilsaneyd Xogta iyo keydinta..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo