Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Xasan Sheekh: “Saddex jeer ayaan ka badbaaday Dil ay Alshabaab ii Qorsheeyeen..”

    Xasan Sheekh: “Saddex jeer ayaan ka badbaaday Dil ay Alshabaab ii Qorsheeyeen..”

    July 20, 2022Updated:July 21, 20222 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu ugu yaraan saddex jeer ka badbaaday isku day dil oo ay Alshabaab u qorsheeyeen, isagoo qormo ku saabsan dagaalka Alshabaab “iyo tageerada Soomaaliya uga baahan tahay beesha Caalamka ku qoray wargeys caan ah.

    Waxaan dareemayaa inaan si gaar ah u leeyahay faham aan uga hadli karo argagixisanimada caalamiga ah, sababtoo ah waxaan ka badbaaday ugu yaraan saddex jeer isku day dil oo la ii qorsheyay” ayuu qormadiisa wargeyska Economist ku bilaabay Xasan Sheekh.

    “Isku daygii ugu horreeyay wuxuu ahaa maalintii ugu horreysay ee aan xafiiska qabto xilligii koowad ee aan madaxweynaha noqday 2012 – 2017; isku daygii labaad waxay igu soo qaadeen xilli an ku tukanayay masaajidka madaxtooyada ku yaal; iyo mid saddexaad oo ay igu beegsadeen anigoo ku sii jeeday magaalada Marka oo aan markaas ka saarnay Al-Shabaab oo xiriir la leh Al-Qacida”.

    Wuxuu sheegay in Soomaaliya ay dagaal kula jirtay argagixisa muddo ku dhow 20 sano, colaadaasina ay galaaftay dad badan oo Soomaaliyeeed. :”Waxaan goobjoog u ahaa sida argagixisadu u hor istaagto horumarka . Waxay meesha ka saaraysaa abuurista dhaqaale bixin kara fursado mustaqbalka fog oo macno leh. Waxa kale oo ay waxyeelo u gaysatay deriskeena. Xukuumadeyda cusub waxaa ka go’an in ay ku gaarsiiso xal nabadeed iyadoo la isku dhafay xeelado kala duwan oo dhanka ammaanka ah iyo wadaxaajood adag oo lala galo Al-Shabaab”

    Wuxuu Xasan Sheekh qoraalkiisa ku caddeeyay inay Alshabaab guulo ka gaareen muddo xileedkiisii hore, balse ay nasiibdarro hoor u dhacday shaqadii xilligii madaxweynihii ka horreeyay ee ‘Maxamed C/llaahi Farmaajo’.

    Wuxuu ku dooday siyaasadaha caalamiga ahayd ee ka hortagga iyo hoos u dhigista Al-Shabaab iyo kooxaha kale ee argagixisada aysan xilligan ku filneyn, loona baahan yahay si dhammaan loo badbaadno in argagixisadaas laga adkaado ciidan ahaan iyo fikir ahaanba.

    Alshabaab isku day dil Top Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSomalia’s president wants help to fight Africa’s terrorist groups (by Hassan Shiekh)
    Next Article Alshabaab oo Weerar ku qaaday Xuduudka Itoobiya iyo dagaal dhex maray Liyuu Boolis

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo