Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maanta ka hadlay shirka Madasha maamul Goboleedyada ee magaalada Garowe ayaa si weyn…
Browsing: Maamul Goboleedyada
Shirka madaxda maamul Goboleedyada ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
Madaxda maamul Goboleedyada isugu tegay magaalada Garowe ee maamullada Puntland, Galmudug, Jubbaland iyo K/Galbeed ayaa war- degdeg ah soo saaray…
Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qarka u saaran inuu la safto maamul Goboleeedyada xiriirka u jaray dowladda Federaalka, kadib…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa muddo saddex maalmood ah u qabtay madaxweynah iyo Ra’iisal wasaaraha inay uga soo jawaabaan…
Iyadoo maamulka Puntland uu shaaciyey in maanta uu magaalada Garowe ka furmayo shirka madaxda dowlad Goboleedyada ayaa waxaa halkaasi siyaabo…
Madasha Talo-Wadaag ayaa Dood qaran oo ku saabsan xiriirka iyo wadashaqeynta Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ku qabatay Magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa War-cad kasoo saaray Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada, isagoo ka hor yimid tallaabooyinkii ay…
Afarta Madaxweyn ee maamul Goboleedyada marka laga reebo Hirshabealle ayaa war ka soo saaray heshiiskii madaxweynaha Hirshabeelle la galay dowladda…
Golaha iskaashiga dowlad Goboleedyada ayaa war kasoo saaray xaaladda ka taagan maamulka Galmudug, iyadoo dowladda Federaalka ku eedeeyay inay faragelin…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay dowlad goboleedyada ay doorashooyinku ku soo fool…
Shirkii uu madaxweyne Farmajo ugu baaqay madaxda maamul Goboleeyada dalka oo lagu waday inuu maanta ka furmo magaalada Muqdisho ayaa…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa jawaab culus ka bixiyey laba qodob oo ka mida shuruudihii ay madaxda…
Go’aan kasoo baxay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu magacaabay liiska wufuud loo kala dirayo xarumaha maamul goboleeyada…
Golaha Madaxda Dowlad Goboleedyada ee Iskaashiga Dowlad goboleedyada ayaa shuruudo ku xiray Shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo ee loogu…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka digay in khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo…
Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare ayaa soo saaray qoraal uu ku baaqayo in la joojiyo dhammaan mooshinada socda ee…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shir wadatashi ah degdeg ah ugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedyada dalka, kadib…
Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Maamulka Jubbaland waxaa ku qulqulaya Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada dalka oo shir uga furmi doono…
Madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa shir ku yeelanaya magaalada Kismaayo, iyadoo uu shirkaasi isugu yeeray guddoomiyaha golahaasi oo ah madaxweynaha…
