Shirkii Wasiirada maaliyadda xukuumadda Federaalka iyo Wasiirada Maaliyadda Dawlad Goboleedyada dalka oo Muqdisho ka socday ayaa lasoo gabagabeeyay iyadoo laga…
Browsing: Maamul Goboleedyada
La-taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo hore u soo noqday Guddoomiyaha Gobolka Banadir ayaa ceeb iyo fadeexo ku…
Wasaaradaha Kaluumaysiga Maamul Goboleedyada dalka xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa joojiyay xiriirkii ay la lahaayeen Wasaaradda Kalluumeysiga ee dowladda…
Madaxda Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa ka hor yimid hab-macaamilka gaarka ah ee deeqaha lagu siiyo maamulka Somaliland, iyagoo si buuxda…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in shirkii Amniga Qaran ee magaalada Baydhaba uga socday madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa…
Waxaa goor dhoweyd magaalada Baydhaba ka furay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo ay isugu yimaadeen Madaxda dowladda Federalka iyo Madaxda…
Waxaa maanta Magaalada Baydhabo ee xarunta maamul goboleedka Koonfur Galbeed ka furmaya shirka Golaha Amniga Qaranka oo ay ku mideysan…
Madaxweynayaasha maamullada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya iyo Hirshabeelle Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta dib ugu…
Warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen Wasiirada Wasaaradaha hawlaha guud ee Maamul Goboledyada, marka laga reebo K/Galbeed ayaa…
Shirkii Madaxda dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa si weyn loogu dhaliilay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qaabka ay ula dhaqanto dowlad Gobooleedyada.
Shirkii Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada ee magaalada Baydhaba ayaa goor dhoweyd la soo gabagabeeyay, iyadoo laga soo saaray War-murtiyeed si…
Maamul Goboleedyada Dalka ayaa guddi ay u dhan yihiin oo wadjir ah u soo magacaabay fulinta heshiiska Qeybsiga dalka oo…
Iyadoo ay maanta dhaceyso doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa soo if baxay loolan adag oo ka dhex aloosmay maamul…
Shirkii labaad iyo shirkii ugu horeeyay ee Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada kadib asaaskoodii ayaa ka dhacaya magaalada Garowe, sida uu shaaciyay…
Guddoomiyaha cusub ee maamulka G/Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan ayaa maanta ka qeyb galay furitaanka shirka Golaha Amniga Qaran oo uu…
Shirka Golaha Amniga Qaranka Soomaaliya ee madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa mglabta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Dalka Kenya Faarax Macallin ayaa aad u dhaliilay habdhaqanka madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada Soomaaliya.
Shir kale ayaa dhowaan magaalada Muqdisho uga furmaya Madaxda dowladda Federaalka kuwa maamul Gobaleedyada, kaasoo fumi doona 6-da Bishan Febraayo.
Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada ayaa shir uga furmayaa Magaalada Muqdisho, kaasoo looga hadlayo wixii ka fulay heshiisyadii…
