Qoraal uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban Cumar Maxamed Cabdulle ayaa loo kala diray madaxda Madasha Qaran ee wadatashiga.
Browsing: Madasha
Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ayaa lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho ka furmo maalinta berri ee 5 September 2016.
Xaalad halis ah ayaa soo wajahday doorashada 2016 oo ka dhalatay, kadib markii howlaha Guddiga Doorashada dadban ay gaabis u…
Salaad Cali Jeelle oo ka mida siyaasiyiinta xisbiyada siyaasadda ayaa sheegay in kooxda Damjadiid ay qorsheynayaan wax ka bedel ay…
Shirkii ugu danbeeyay ee Madasha Qaran ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa noqday kii ugu go’aano yaraa inta la shaaciyay, iyadoo…
Xafladii lagu soo gabagabeeyay shirkii Madasha Qaran ee magaalada Muqdisho ka socday 2-9 kii August 2016
Wararka laga helayo shirka Madasha Qaran ee madaxda dowladda Federaalka iyo madaxweynayaasha maamul Goboleedyada ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud…
Mareegtan Wadani.com oo akhristayaasheeda ugu soo bandhigtay maanta Jadwalka lagu heshiiyay ee doorashooyinka 2016 iyo xilliyada ay dhacayaan doorashada madaxda sare…
Warar xogogaal ah oo laga helayo shirka Madasha Qaran ee madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya
Wararka laga helayo shirka Madasha Qaran ee madaxda Soomaalida ee shalay ka furmay magaalada Muqdisho
Shirkii Madasha Qaran ee hogaamiyeyaasha Soomaalida ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo uu shirka si rasmi ah u furay Madaxweynaha…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa kormeeray xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho, waxaana wehliyay guddoomiye ku…
Madasha Midnimada iyo Dimoqraadiyadda ee uu hogaamiyo Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumada Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ayaa ka hor yimid…
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta xaruntooda ku yeelanaya shir gaara oo albaabada u xiran yihiin, loona diiday inay saxaafaddu ka…
Qaar ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshe ay ku doonayaan in looga hortago Madasha Wadatashiga Qaran iyo…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ayaa mas’uuliyiinta Soomaalida lagu booriyay inay heshiis kama dambeys ka…
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa hor istaagay qorshihii ugu danbeeyay ee ugu dhowaa in heshiis lagu gaaro, kadib…
Maamulka Puntland ayaa si cad u sheegay inuu fashilmay shirkii Madasha Wadatashiga Qaran e Muqdisho lagu soo xiray shalay, kadin…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo si kulul uga hadlay xeritaanka shirkii Madasha Qaran ee wadatashiga…
Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran Muqdisho oo caawa la soo gabagabeeyay waxaa kasoo baxay qodob ay ka mid yihiin: Inaan wax…
