Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ka hadlay weerar dad lagu laayay oo dhacay degaanka Bariire ee Gobolka Sh.hoose.
Browsing: Mahad Salaad
Xildhiban Mahad Maxamed Salaad oo ka hadlay kulankii maanta ee Golaha Shacabka ayaa digniin u diray wasiirada xukuumadda Kheyre.
Qaar ka mida xildhibaanada Beelaha Soomaalida ayaa wada qorshe Baarlamaanka ugu yeerayo taliyaha Hay’adda Nabadsugidda yo sirdoonka ee NISA.
Xildhibaan Maxamuud C/llaahi Axmed (Abuukaate) oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka ayaa shaqaaqooyinkii shalay ka dhacay Muqdisho ku tilmaamay mid ku…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa farriin jawaab ah u diray Taliyaha NISA oo hadallo hanjabaad ah hawada u mariyay.
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si kulul u canbaareeyay qorshaha xukuumadda Soomaaliya ee sugidda nabadgelyada magaalada Muqdisho.
Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaanada Golaha Shacabka ee sida weyn uga horjeeda dowladda Farmaajo ayaa kahor yimid go’aanadii…
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa dood kulul ku dhex martay Baarlamaanka, kadib dood ka dhacday Miisaaniyadda hor taalla ee sanadka 2017…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si cad uga hor yimid xukunkii lagu riday askarigii…
Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa maqaal aan ugu talo galay inaan ku iftiimiyo qayb kamid ah qaladaadka joogtada ah ee…
Shirka London ee loo balansanyahay horaanta bisha May waxaa lagu soo go’aamin doonaa in Soomaaliya aysan yeelan Ciidanka Xooga Dalka…
Wasiiru dowlaha cusub ee Madaxtooyada Khaliif C/qaadir Macalin Nuur ayaa maanta xilka kala wareegay wasiiru dowlihii hore ee Madaxtooyada Mahad…
Rakaab ay diyaarad ka qaaday magaalada Muqdisho kuna sii jeeday Nairobi ayaa xaalad la yaab leh ku qabsaday garoonka lagu…
