Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 13
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaan Mahad Salaad oo si adag uga hor yimid xukunkii lagu riday Askarigii dilay Wasiir Cabbaas [Akhriso]

    Xildhibaan Mahad Salaad oo si adag uga hor yimid xukunkii lagu riday Askarigii dilay Wasiir Cabbaas [Akhriso]

    June 20, 20172 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si cad uga hor yimid xukunkii lagu riday askarigii dilay wasiirkii howlaha Guud ee Soomaaliya.

    Askarigan ayaa shalay maxkamadda Ciidamad Qalabka sida ku xukuntay dil toogasho ah, waxaana uu ka mid ahaa ciidamada Badda Soomaaliya, isagoo ilaalo u ahaa hanti dhowrkii guud ee dowladda ee xilka laga qaaday.

    Xildhibaan Mahad Salaad oo hore u soo noqday wasiiru dowlihii Madaxtooyada dowaldii Xasan Sheek wuxuu bartiisa soo dhigay qoraal uu ku sheegay inuusan xukunkaasi waafaqsaneyn shareecada islaamka.

    Xildhibaanka ayaa ka mida siyaasiyiinta ku kacsan dowladda Farmaajo, inkastoo uu si weyn u taageeray xukuumadda Kheyre, haddana waxay heyb ahaan is xigaan askariga iyo hanti dhowrihii xilka laga qaaday.

    HOOS KA AKHRI FARRIINTA XILDHIBAANKA

    Dad Muslimiin ah ayaan nahay. Islaamkuna waa Diinta Dawladda. Hay’adaheena Garsoorkuna sooma saari karaan go’aamo aan waafaqsaneyn Shareecada Islaamka iyo Maqaasiiddeeda. Sida ku cad Qodobka 2aad ee Dastuurka KMG Soomaaliya.
    Ninkaani si aan ulakas ahayn ayuu ku dilay walaalkeen Wasiir Abbas Siraaji AUN sida maxkamada laga hor cadeeyay. Dadkii uu ka dhashayna diyaar ayay u ahaayeen inay la xaalaan Eheladii Wasiir Abbas Siraaji.
    Hadaba waxaa iga su’aal ah xukunka lagu riday wiilkaan maxaa daliil sharci ah oo loo cuskaday?!
    ما حكم القتل الخطأ ؟ وماذا يجب على القاتل ؟
    قال الله تعالى: (وَمَا كَانَ لِمُؤْمِنٍ أَن يَقْتُلَ مُؤْمِنًا إِلاَّ خَطَئًا وَمَن قَتَل َمُؤْمِنًا خَطَئًا فَتَحْرِيرُ رَقَبَةٍ مُّؤْمِنَةٍ وَدِيَةٌ مُّسَلَّمَةٌ إِلَى أَهْلِهِ). إلى قوله تعالى: (فَمَن لَّمْ يَجِدْ فَصِيَامُ شَهْرَيْنِ مُتَتَابِعَيْنِ تَوْبَةً مِّنَ اللّهِ وَكَانَ اللّهُ عَلِيمًا حَكِيمًا) [النساء: 92].
    Dilka Wasiir Cabbaas Mahad Salaad Top Xildhibaan Mahad Salaad
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleIska hor imaad ka dhacay Degmada Afgooye
    Next Article Dowladda Soomaaliya oo kashiftay sababta loo xiray Wadooyinka yaryar ee Xaafadaha Muqdisho [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo