Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in xal laga gaaray khilaafkii u dhaxeeyay dowladda Soomaaliya iyo Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle…
Browsing: Maxamed Cabdi Waare
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle si kulul u weerarray maamulka Gobolka Banaadir, isagoo sheegay in amniga caasimadda uu mar dhow faraha ka…
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku xayirmay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, halkasoo aysan jirin xilligan qaab looga…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hor yimid dagaalka ka socda degaano hoos yimaada degmada Balcad ee Gobolka…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo ayaa maanta tegay degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.
Madaxweynaha cusub ee Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa difaacay in dowladda Federaalka ay maamusho siyaasadda arrimaha dibadda ee Soomaaliya.
Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Madaxweynaha Cusub ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare uu maanta ku sii jeedo…
Madaxweynaha la doortay ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhaqaaqay xil ka qaadistii ugu horeeyay ee uu ku…
Maamulka Gobolka Hiiraan oo hore ula saftay madaxweynihii xilka laga qaaday ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa bedelay mowqifkoodii, iyagoo…
Waxaa hadda soo gabagaboobay tirinta codadka doorashadii madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, iyadoo uu ku guuleystay Maxamed Cabdi Waare.
Waxaa goor dhow soo idaalatay cod bixinta wareegii koowaad ee doorashada madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo haatan ka socota xarunta Jowhar.
Iyadoo ololaha doorashada maamulka Hirshabeelle uu xowli ku socdo ayaa waxaa soo shaac baxay sida madaxda dowladda u kala taageersan…
Musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa ololahooda ka bilaabay magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaasi.
