Qabanqaabo aas qaran loogu sameynayo madaxweyne ku xigeenkii dowladii Milateriga ahayd ee Soomaaliya ayaa maanta ka socota magaalada Muqdisho.
Browsing: Maxamed Cali Samatar
Muqdisho, August 23, 2016 (Villa Somalia)—–Ku-Simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,vahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa…
Allah ha u naxariisto General Maxamed Cali Samatar wuxuu ahaa oday Soomaaliyeed oo in badan dalka u soo shaqeeyay.
Allaha u Naxariistee waxaa magaalada Viriginia ee dalka Mareykanka ku geeriyooday Gen. Maxamed Cali Samatar oo ahaa madaxweyne ku xigeenkii…