“Afka Koonfur Galbeed waxaa ku hadli karo oo kaliya qof xur ah oo ugu yaraan kursiga uu ku fadhiyo u…
Browsing: Maxamed Mursal Sheekh
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka xilligiisu dhammaaday Maxamed Mursal Sheekh ayaa dib uga noqonaya go’aankii uu 15 xildhibaan uga joojiyey fadhiyada…
Golaga Badbaado Qaran ee ay ku mideysan yihiin dowlad Goboleedyada Puntland, Jubbaland, Midowga Musharixiinta iyo Golaya siyaasiyiinta Waqooyiga ayaa digniin…
Kulan ay qabanqaabisay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dhex maray guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Laftagareen.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa ka guuray Gurigii uu ka deganaa dhabarka danbe ee Madaxtooyada Soomaaliya, dhinaca degmada…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh ayaa ciyaarya kaalin dhexdhexaadnimo, isagoo dhowaan diiday dalab uga yimid musharixiinta Madaxweynaha ee mucaaradka,…
Shaki badan ayaa ka dhashay kulanka uu Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ugu yeeray Baarlamaanka Federaalka 5-ta Febraayo 2021, iyadoo ay…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh iyo Madaxweyihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dood kulul ku dhex martay Doodii labaad…
Waxaa magaalada Garowe gaaray guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi iyi Maxamed Mursal Sheekh.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sii xoojisay dadaalka ay ugu jirto inay ku hanato madaxda guddoonka Golaha Shacabja iyo maamul Goboleedyada si…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ku dhawaaqay in Baarlamaanka hadda jira ee 10-aad uu sii shaqeyn doono…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh iyo ku-xigeenka koowaad C/weli Ibraahim Muudey ayaa lagu casuumay shirka Musharixiinta xilka Madaxweynaha ee…
Khilaaf ka taagan dhismaha Golaha Wasiirada ayaa hareeyay Madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo la isku heysto xubno cusub oo kusoo biiraya Golaha…
Waxaa muddo bil ka badan ay dowladda Soomaaliya tahay Ra’iisal wasaare iyo xukuumad rasmi ah la’aan, iyadoo dalku marayo xaalad…
Iyadoo toddobaadkii saddexaad uu galay dadaalka lagu raadinayo qofka loo magacaabayo xilka Ra’iisal wasaaraha dalka ayuu Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaliya UNSOM ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh inuu Baarlamaanka hor geeyay sharci aan…
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii Guddoonka Golaha Shacabka wax uga bedelay Xeerka…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh iyo ku-xigeenka koowaad C/weli Ibraahim Muudey ayaa kulan kula leh xarunta Madasha Xisbiyada Qaran…
