Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: Maxay ahayd xogtii ay Max’ed Mursal iyo Muudey la wadaageen Musharixiinta Madaxweynaha..?

    XOG: Maxay ahayd xogtii ay Max’ed Mursal iyo Muudey la wadaageen Musharixiinta Madaxweynaha..?

    November 25, 2020Updated:November 30, 20202 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh iyo ku-xigeenka koowaad C/weli Ibraahim Muudey ayaa lagu casuumay shirka Musharixiinta xilka Madaxweynaha ee kulanku uga socdo ee Hotelka Jazeera, magaalada Muqdisho.

    Ujeedka shirka loogu casuumay ayaa ahaa in laga wareysto xaaladda dalka, arrimaha doorashada iyo kaalinta uu ku leeyahay guddoonka Baarlamaanka, waxayna noqotay arrin si weyn looga hadlay ka qeyb galkoodii shirkaasi ee 23-ka Bishan, inkastoo xog muhiim ah ay ku biiriyeen mushariixinta Mucaaradka.

    Mursal iyo Muudey ayaa la wadaagay Mushariixinta inaysan wax kaalin ah ku lahayn Doorashada, isla markaanay ay dareemayaan in xaaladda dalka uu meel halis ah ku wadaan Madaxweynaha iyo Agaasimaha NISA, ayna diyaar u yihiin wixii talo ah ee ku saabsan badbaadinta dalka.

    Labada dhinac ayaa is dhaafsaday sidii loo wajihi lahaa xaaladda dalka marka la gaaro xilliga kala-guurka haddii aan lagu guuleysan in xukuumadda ay qabato doorasho wadar ogol ah oo lagu wada qanacsan yahay, iyagoo isku fekrad ka noqtay xaaladda dalka. Waxaa halkaasi isku cafiyey Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Muudey oo sheegay inuu ka dambeeyay ridistii xukuumadii Kheyre iyo Xasan Cali Kheyre oo hadda ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha (Akhriso)

    Shirar gaara oo dhex maray qaar ka mida musharixiinta Mucaaradka ugu waaweyn iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa sidoo kale lagu soo qaaday suuragalnimada in Guddoomiye Mursal noqdo madaxweyne KMG ah, haddii ay xaaladu ku socoto is-mari waa keena qalalaase siyaasadeed.

    Mursal iyo Muudey oo tegay shirka Musharixiinta Madaxweynaha iyo Farriin culus oo ku socota Farmaajo
    C/weli Ibraahim Muudey Doorashada Doorashada 2020 Maxamed Mursal Sheekh Musharixiinta madaxweynaha Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/raxmaan C/shakuur oo bixiyey Xog ku saabsan Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin. “Wuxuu ka mid ahaa Al-itixaad..”
    Next Article Ra’iisal Wasaraha Itoobiya oo digniin culus u diray Beesha Caalamka, kana dalbaday inaan faragelin lagu sameyn…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo