Browsing: Maxamed Mursal
Xildhibaannada laga joojiyey fadhiyada Baarlamaanka Federaalka ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, iyagoo uga hadlay xaalada Baarlamaanka iyo go’aankooda.
Madaxda Dowladda Somalia ayaa shaaciyey inay mushaarkooda bishan sii dhammaaneyso ee Oktoobar 2019 ay ugu deeqayaan gurmadka fatahaadda ka dhacday…
Madaxda dowlada Soomaaliya ayaa hambalyada Ciidul Adxaa oo ku beegan Berri si kala gaara ugu diray shacabka Soomaaliyeed, iyagoo u…
Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa kulamadiisii ugu horeysay la yeeshay Guddiyada Baarlamaanka qaarkood.
Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta si rasmi xilka ugala wareegay guddoomiyihii hore ee…
Laga soo bilaabo dowladii Madaxweyne Cabdiqaasim ee la soo dhisay sadnkii 2000 waxaa mar walba jiray khilaaf u dhaxeeya Baarlamaanka,…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha la doortay ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta loo doortay wasiirkii hore ee Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya doorasho si weyn loogu loolamay oo ka…
Waxaa socota tirinta codadka wareegga saddexaad ee doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo lagu kala bixi doono cod hal dheeri ah.
