Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Guddoomiye Maxamed Mursal oo ka hadlay Sida Darawalkiisii ugu biiray Alshabaab

    Guddoomiye Maxamed Mursal oo ka hadlay Sida Darawalkiisii ugu biiray Alshabaab

    December 21, 2022Updated:December 21, 20222 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay Darawalkiisa oo ku biiray Alshabaab, kaasoo cod laga duubay lagu baahiyay Baraha bulshada.

    Ninkan oo lagu magacaabo Xuseen Maxamed Xasan ayaa muddo Afar sanno darawal u ahaa guddoomiyaha golaha shacabka, wuxuuna ka mid ahaa Darawaliin loo tababaray gaadiid ay lahayd Wasaaradda Gaashaandhigga, kadibna uu noqday Darawalka gaarka ah ee Guddoomiye Mursal.

    Wuxuu Guddoomiye Mursal sheegay inuusan aaminsaneyn in ninkaasi uu Alshabaab u aaday inay ka fiican tahay dowladda, balse aan laheynin sababta keentay inuu Alshabaab aado, balse arrintaasi laga rabo inay warbixin ka keenaan Hay’adaha Amniga.

    Wuxuu intaas ku daray in markii uu xilka ka degay uu ka mid ahaa shaqaalihii lasoo wareegay ee Darawalka u ah, ayna is moog yihiin muddo 4 bilood ka badan, haddana uu ku sugan yahay dalka dibaddiisa.

    ”Waan dhageestay codka Xuseen ee isku dhiibay Al Shabaab, ninkan waxa uu kamid ahaa koox darawalnimo lagu barayay wasaaradda gaashaandhigga halkaas ayuuna iga soo raacay, muddo afar sanno ayuuna darawal ii ahaa, isaga oo ila jooga ayaana ogaa, ma aqaan waxa ku kalifay in Al Shabaab isku dhiibo, aan u deyno Hay’adaha baarista” ayuu yiri guddoomiye Mursal oo u warramay idaacadda VOA.

    Arrintan ayaa si weyn loogu hadal hayay Baraha bulshada, waxayna noqotay wax lala yaabo sida darawal mid ka mida madaxdii ugu sareysay dalka uu xilligan ugu biiray Alshabaab.

    Alshabaab Darawal ku biiray Alshabaab Maxamed Mursal Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWeriye Jamaal Cusman oo ka hadlay sidii looga tarxiilay Magaalada Muqdisho
    Next Article Dabley Alshabaab ah iyo Burcad lagu qabtay Muqdisho iyo Nabaddoon lagu dilay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo