Hooyo Soomaaliyeed oo cabashada wiilkeeda oo u xiran dowladda Soomaaliya lagu soo bandhigay baraha Bulshada iyadoo sheegtay in aragtidiisa lacag…
Browsing: Maxbuus
Ehelka maxbuus ku dhintay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho ayaa shaaciyey war cusub oo ku saabsan geerida maxbuuska Xasan Maxamuud Rooyaaye.
Kooxda Warfaafinta Alsahbaab ayaa baahisay muuqaal Video ah oo muujinaya dilka askari Kenyaati oo maxbuus ah ay u heystay.
Kooxda Alshabaab ayaa ku dhawaaqay inay khaarijisay askari Uganda u dhashay oo ay maxbuus ahaan u heysatay muddo dheer.
Alshabaab oo soo bandhigay codsi uu diray Askari Ugandes ah oo ay maxbuus ahaan u qabsadeen [DAAWO]
