Alshabaab oo soo bandhigay codsi uu diray Askari Ugandes ah oo ay maxbuus ahaan u qabsadeen [DAAWO]
Kooxda Alshabaab ayaa soo saartay muuqaal oo uu kasoo muuqanayo Maxbuus askari u ah oo u dhashay dalka Ugandaoo la sheegay in lagu qabtay dagaalkii Janaale.
Maxbuuska ayaa codsi toos ah u jeediyay xukuumadiisa iyo madaxweynaha Uganda isagoo ka dalbanaya inuu ku dadaalo sidii uu uga qeyb qaadan lahaa siideyntiisa.

![Alshabaab oo soo bandhigay codsi uu diray Askari Ugandes ah oo ay haytsaan [DAAWO]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/09/maxresdefault-2-1024x576.jpg)