Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilalkii ka qaaday Guddoomyeyaashii Maxkamadaha Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Rafcaanka ee G/Banaadir, isagoou magacaabay…
Browsing: Maxkamadda G/Banaadir
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun ka gaartay nin u dhashay dalka Ingiriiska oo ku eedeysnaa inuu khalkhal geliyay amniga Garoonka…
Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa maanta la soo taagay nin u dhashay dalka Ingiirksa, laguna magacaabo Andrew Braian Irlam, kadib markii…
Qoraal kasoo baxay Maxkamadda Gobolka Banaadir 30-kii Bishii April ee 2019 ayaa lagu caddeeyay in xeer ilaalinta dowladda Somalia ay…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa amartay in xabsiga lagu soo hayo weriye Cali Aadan Muumin oo ka tirsan Warnaahita Goobjoog ee…
Eheladda Axmed Dowlo ayaa sheegay inay cadaalad darro ka dhacday maxkamadda Gobolka Banadir, kadib markii qofkii abaabushay dilka hal sano…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun dil ah ku riday saddex ka mida dadkii lagu soo eedeeyay dilkii iyo gubistii Marxuum…
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta markii labaad dib u celisay dacwadii lagu soo oogay dadkii ka dambeeyay Dilkii naxdinta lahaa…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa amar kasoo saartay nin ajnabi ah oo 19-kii bishan lagu qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukunkii ugu horeeyay ku riday mas’uuliyiin iyo shaqaale dowladeed oo lagu soo eedeeyay musuqmaasuq iyo lunsi…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta 29-ka Septembar 2018 u fariisatay dacwad musuqmaasuq ah oo loo heystay 9 eedeysane oo ka…
Mas’uulkii ugu horeeyay ee ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa maxkamad loo soo taagay kiis la xiriira Musuqmaasuq uu ku kacay.
Mas’uul ka tirsan Wasaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa loo xiray arrimo la xiriira masuq maasuq iyo wax isdamarin khilaafsan xilka xafiiskiisa,…
Waxaa maanbta xabsi loo taxaabay mas’uul ka tirsan maxkamadda G/banaadir, kadib markii ay amarkaasi bixisay Maxkamadda uu ka tirsanaa.
Sii-hayaha Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Dr. Aweys Sheekh Cabdulaahi oo sheegay in qaar ka mida Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka…
Daqiiqado kadib markii maxkamadda Gobolka Banaadir ay xoriyadiisa u celisay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo xoriydiisa uu helay ayuu farriin…
Iyadoo ay maanta dib u dhacay maxkamadeyntii siyaasiga C/raxmaan C/shakuur oo maalintii saddexaad u xiran dowladda Soomaaliya ayaa la shaaciyay…
Maxkamadeyntii la filayay in galabta la hor keeno siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa dib u dhacday.
