Browsing: Meyd
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in meydka qof haweeney ah laga helay xaafadda Buulo-maaxay ee degmada Kaaraan.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Meydka qof saaka aroortii lagu arkay Xaaladda Salaama ee degmada Howlwadaag, inta…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Meydka qof ajnabi ahaa lagu gubay degaanka Xeedho ee Waqooyiga magaaladaasi.
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in degaanka Iidaale lagu arkay arrin mucjiso ah, kadib markii ay Roobab xoog…
Wararka laga helayo deegaanka Godinlabe ee duleedka Magalada Cadaado, Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in degaankaasi laga helay gabar yar oo…
War cusub ayaa ku soo kordhay marxuumad Sumaya Yuusuf oo meydkeeda laga helay Saaka Hotel ku yaalla Isgoyska Baar Ubax…
Faahfaahin dheeraad ahaa ayaa helayaa Haweeney meydkeeda xalay xilli danbe laga helay Hotel ku yaalla magaalada Muqdisho, iyadoo kiiskeeda ay…
Wararka laga helayo duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in meydka wiil dhalinyarro ah laga helay Xaafada Sarkuusta ee Ex. Kontrool…
Wararka laga helaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xaafad ka tirsan degmada Kaaraan lagu arkay saaka Meydka haweeney halkaasi la…
Meydka Nin dhalinyaro ah ayaa Saaka lagu arkay Wadadda Maka Al-Mukarama ee Muqdisho gaar ahaan halkii uu dhowaan Qaraxa ka…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in dhacdo naxdin leh magaaladaasi ay ka dhacday, kadib markii gabar yar oo…
Meydka nin dhalinyaro ah ayaa lagu arkay saaka aroortii xaafadda saldhigga Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqidsho aya sheegay in Xaafada Jungal ee Degmada Yaaqshiid, Gobalka Banaadir lagu arkay meydka Wiil yar…
Nin Meyd ah oo ay dishay Koronto ayaa lagu arkay degaanka Siinka dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho, iyadoo si la…
Dhacdo naxdin leh ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho maanta, kadib markii askari ka tirsan ciidamada dowladda federaalka ee fadhigoodu yahay agagaarka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka qof Meyd ah oo la garan waayay lagu arkay degmada Heliwaa…
Wararka laga helayo degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dadweynaha xaafad ka tirsan degmadaasi ay arkeen maydka qof…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la helay meydka wiil yar oo qeybo ka mida jirkiisa ay maqan…
Meyd laga helay goob ganacsi oo ku taalla degmada Xamarweyne ayaa xaalad cabsi ah ku abuuray dadka xaafadaha degamadaasi iyo…
