Golaha Midowga Murashixiinta ayaa war uu caawa soo saaray wuxuu uga digay Guddoonka Golaha Shacabka ee muddo xileedkiisu dhammaaday inay…
Browsing: Midowga Musharixiinta
Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa si kulul u canbaareeyay weerar ay shegeen ciidanka Maxamad Farmaajo ku qaadeen hoyga ay Muqdisho ka…
Midowga Musharixiinta ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen goor dhoweyd uga hadlay xaaladda dalku marayo iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyay.
Waxaa caawa saqdii dhexe kadib shir jaraa’id oo degdeg ah ku qabtay Muqdisho Midowga Musharixiinta oo si weyn uga hor…
Wararka laga helayo caasimadda Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo badan caawa la dhigay wadooyinka gala Madaxtooyada Soomaaliya iyo xarunta Baarlamaanka.
Golaha Midowga Musharixiinta ayaa qoraal ay soo saareen ku muujiyey walaaca ay ka qabaan isku dayga madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday…
Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda lagu dhawaaqo isbaheysi siyaasadeed la sheegay inuu noqon doono kii ugu weynaa Soomaaliya…
Qaar ka mida Midowga Musharixiinta ayaa dadaal ugu jira inay waanwaan ka dhex sameeyaan Madaxweynayaasha Galmudug Axmed Cabdi Kaahiye iyo…
Kulan casho sharaf ahaa oo qaatay saacado badan ayaa xalay dhex maray Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo uu…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa casuumaad gaara u fidiyey xubno ka mida Midowga Musharixiinta.
Waxaa magaalada Muqdisho shirar gaara ku yeeshay Madaxweynaha Puntland, Jubbaland iyo madaxda Midowga Musharixiinta, kaasoo looga hadlayey xaaladda Doorashada iyo…
Midowga Musharixiinta ayaa qoraal cusub oo ay saareen nasiib darro ku tilmaamay xaaladda amni ee dalka iyo fashilka ku yimid…
Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa qoraal ay uu cinwaankiisu ahaa βLa socodsiinta xaaladda adag ee is-mari waaga siyaasadeed ee halista…
Musharax Daahir Maxamuud Geelle oo ka mida Midowga Musharixiinta, ahan afhayeenkooda ayaa soo jeediyey in lasii wado wadahadlaka Midowga iyo…
Dadaal xoog leh oo ay qaadeen xubno isugu jira xildhibaanno, Senatooro iyo Ganacsato oo lagu doonayey in awood loogu yeelo…
Shirkii Midowga Musharixiinta iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa natiijo la’aan kusoo dhammaaday, kadib markii ay isku…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya shirkii lagu waday inuu maanta dhex maro Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilka sii heysa iyo…
Kulankii labaad ayaa maanta Hotel Decale ee magaalada Muqdisho ku dhex maraya Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilka gaarsiinta iyo Midowga Musharixiinta.
Xukuumadda xilka sii heysa ayaa si cad u mamnuucday bannaanbax ay ku dhawaaqeen midowga Musharixiinta Madaxweynaha, kadib shir jaraa’id oo…
Beesha Caalamka ayaa mar kii labaad si toos ah u diiday talo soo jeedin ka timid Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha…
