Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyay shirkii caadiag ahaa Golaha wasiirrada oo looga hadlay dhaqaalaha iyo…
Browsing: Miisaaniyadda 2019
Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sanadkii labaad ku fashilmay in la hor geeyo Miisaaniyadda dowladda, si uu uga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2019, kaddib markii ay ansixiyeen Golaha…
Golaha Shacabka ayaa shalay ansixiyay Miisaaniyadda Dowladdu ku shaqeyn doonto sannad maaliyadeedka ka bilaabmaya 1-da Janaayo 2019-ka oo berri ka…
Kulankii aan caadiga ahayn ee xildhibannada Baarlamaanka ayaa goor dhoweyd lagu ansixiyey miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2019.
Dood adag ayaa ka dhacay kulankii Baarlamaanka ee maanta oo la hor keenay Miisaaniyadda dowladda 2019, kadib markii xildhibaanno ka…
Waxaa hadda xarunta Baarlamaanka magaalada Muqdisho ka socdaa kulan looga hadlayo miisaaniyadda 2019, iyadoo furitaanka kulanka oo Guddoomiye Maxamed Mursal…
Waxaa maanta kulan dhex maray Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Soomaaliya ee dhowaan dib u habeynta lagu sameeyay iyo Wasiirka Maaliyadda xukuumadda…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho.
