Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa goor dhow cod aqlabiyad leh ku meel mariyay Miisaaniyadda Dowladda 2018.
Browsing: Miisaaniyadda
Kulan ay maanta yeesheen xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayay ku ansixiyeen qodob aan ka mid ahayn shaqooyinka loo xilsaaray.
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa dhawaan Golaha wasiirada ka codsaday in Maamulka Gobolka Benaadir loo…
Kulan ay maanta yeesheen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa lagu meelmariyay Miisaaniyadda dowladd ee sanadka 2017 oo muran…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Miisaaniyad la’aan ah iyadoo aan wax kharash ah la bixin bishii la soo dhaafay ee July,…
Miisaaniyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ee sanadka 2017 ayaa lacagta ugu badan ay ku baxeyso arrimaha maamulka iyo xafiisyada.
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa iska fogeeyay miisaaniyada dowlada ee Baarlamaanka.
Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay Miisaaniyadda dowladda ee 2017 u soo bandhigay dood furan.
Bankiga adduunka ayaa kordhin shuruud ku xiran ku sameeyay dhaqaale uu ku kabi jiray mushaarka shaqaalaha rayidka ah ee dowladda…
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa dood kulul ku dhex martay Baarlamaanka, kadib dood ka dhacday Miisaaniyadda hor taalla ee sanadka 2017…
Iyadoo dood weyn ka dhalatay lacago loo qoodeeyay maamul Goboleedyada, taasoo ka dhex muuqatay Miisaaniyadda dowladda Soomaaliya ayaa la ogaaday…
Dowladda cusub ee madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku fashilantay caddeynta horumarkii ugu weynaa ee ay sheegtay inay gaartay intii…
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baaralmaanka ayaa su’aal ka keenay mushaarka la siiyo ciidamada…
Kulankii labaad ee kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka ayaa maanta ka furay magaalada Muqdisho iyadoo su’aalo adag lagu weydiiyay Wasiirka Maaliyadda…
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta bilaabaya ka doodista Miisaaniyadda lixda bilood ee Dowladda Soomaaliya ee ka hartay Sanadka 2017.
Dowladda Soomaaliya ayaan awood u lahayn inay wax kharash ah bixiso, kadib markii ay noqotay miisnaaiyad la’aan.
Hanti dhowrka guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale ayaa qarxiyay fadeexad ku saabsan lacago fara badan oo ka maqan miisaaniyadda…
Xisaabiyaha guud ee Qaranka Axmed Yuusuf Muumin (Siraaji) ayaa ka warbixiyay qaabka loo isticmaalo miisaaniyadda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo sida…
