– Shaki ma leh inaanu fadhi oolin haddii giraantii waxay soo wareegtaba ay ku timid kursigii Madaxweynaha, oo caawa dooddu…
Browsing: Mooshin madaxweyne
War laga helay xafiiska guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa sheegaya inuu qabtay Mooshin xil ka qaadis Madaxweyne (Impeachment)…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka dhoofeen magaalada Muqdisho markii la siiyay lacag siyaasadeed.
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankoodii ugu danbeeyay Khamiistii Shalay ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ku buriyay xeer No. 5…
Qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee saxiixay mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal ay soo…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa dib u celiyay jawaab ay gaarsiiyeen xildhibaanada Mooshinka ka keenay…
Waxaa liis la sheegay inuu yahay Guddiga xildhibaanada waanwaanta ka galaya Mooshinka Madaxweyne Xasan Sheekh laga keenay oo guddoomiyaha Baarlamaanka…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa caawa qeybiyay qoraal ka kooban 7 bog oo xildhibaanada keenay Mooshinka Madaxweynaha ay ugu jawaabayaan…
127 Xildhibaan oo ka mida xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ayaa mooshin cusub oo looga horjeedo mooshinkii Madaxweynaha caawa u gudbiyay Guddoonka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Mooshin cusub oo ay diyaariyeen qaar kamida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya loo gudbiyay Guddoomiyaha…
Wararkii ugu danbeeyay Mooshinka xil ka qaadista Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka uu qarka u saaran…
Waxaa muddooyinkan danbe ka socday magaalada Muqdisho olole cusub oo qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay ugu jiraan inay…
Qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa bilaabay mooshin ka dhan ah madaxweyne Xasan Sheekh oo la doonayo in xilka…
Xildhibnaanno kor u dhaafaya 100 ayaa la sheegay inay diyaarinayaan qorshe dib loogu soo celinayo mooshinkii ka dhanka ahaa madaxweynaha…
