Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in wasiiro fara badan ay mar qura iska casileem maamulkaasi.
Browsing: Mooshin
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa laga gudbiyay mooshin loogu yeerayo inuu Golaha Shacabka hor tago.
Mooshin la geeyo Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya kii ugu wanaagsanaa ayaa lagu wadaa in maalina beri ah doodiisa ka bilaabato…
Qaar ka mida xildhibaanada Beelaha Soomaalida ayaa wada qorshe Baarlamaanka ugu yeerayo taliyaha Hay’adda Nabadsugidda yo sirdoonka ee NISA.
Iyadoo muddooyinkan la hadal hayay mooshin laga wado xukuumadda Soomaaliya ee Xasan Cali Kheyre ayaa faahfaahin dheeraad ah ka soo…
Sheekha caanka ah ee Nuur Baaruud Gurxan ayaa la sheegay inuu shir jaraa’id qaban doono, isagoo ku faahfaahin doono hadallo…
Qaar ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hadlay Mooshin maalmahan la hadal hayay in laga waddo Xukuumadda Ra’iisul Wasaare…
Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ah guddoomiyaha Gurmadka Abaaraha, haddana loo magacaabay guddoomiye ku xigeenka Guddiga taakuleynta ciidamada ayaa ku…
Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ayaa isaga baxay xafladii furitaanka kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka Federaalka.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhex jira cadaadisyo siyaasadeed oo uga yimid dhinacyo kala duwan.
Xilliga uu furmayo kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka Federaalka ayaa lagu dhawaaqay xilli la hadal hayo mooshino iyo hindise sharciyeedyo la…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Mooshin la sheegay in xildhibaano ka mida Baarlamaanka Federaalka ay ka diyaariyeen xukuumadda Ra’iisal…
Shirkii Golaha wasiirada ee maanta ayaa looga hadlay qodobo dhowr ah oo uu ugu weyn yahay muranka ka dhashay Qorshaha…
Mooshin cusub aya maanta loo gudbiyay Guddoomka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen ayaa su’aalo adag lagu weydiiyay Guddoonka Baarlamaanka oo lagu…
Mooshinka looga soo horjeedo saldhigga milateri ee dowladda Imaaraadka Carabta ku yeelaneyso magaalo xeebeedka Bebera ayaa laga akhriyay kulankii Baarlmaanka…
Mooshinka looga doodayo saldhigga milateri ee Imaaraadka laga siiyay magaalada Berbera ayaa ka bilaabanaya maanta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa wada Mooshin ku saabsan Golaha Wasiirada cusub ee aan weli la magacaabin.
Mooshin laga diyariyay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa wajahaya mooshin lagu soo gole joojinayo oo lagu doonayo in xilka looga…
