Xildhibaan Mahad Salaad ayaa si kaftan leh uga hadlay shirarka ay magaalada Muqdisho ka wadaan xildhibaannada wada mooshinka guddoomiyaha Baarlamaanka…
Browsing: Mooshin
Mooshin waa kalimad qalaad oo loo fahmay loona adeegsaday si ka duwan ujeedkeeda asalka ah sida uu ku fasiray Gudoomiye…
Xildhibaanada wada mooshinka guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa kulan Qado ah maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho iyadoo kusoo bandhigay cududdooda.
Faahfaahin Dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa kulankii xalay dhex maray guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) iyo Madaxweyne…
Xildhibaannada kasoo jeeda Beesha Digil & Mirifle qaarkood ayaa goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa taageeray mooshinka laga…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda shirar iska horjeeda oo ku saabsan mooshinka laga keenay guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan…
Kadib markii mar qura lagu soo baraarugay waaberigii 14-kii bishan Mooshinka laga keenay guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa…
Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa shir jaraa’id oo u galabta ku qabtay Magaalada Muqdisho uga jawaabay…
24-kii saac ee ugu danbeeyay waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday dadaallo lagu doonayo in xal loogu helo xiisadda ka dhalatay…
Wararka laga helayo saraakiisha Madaxtooyada ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu dib u dhigay socdaal la qorsheeyya inuu…
Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mida culimada waaweyn ee taageera dowladnimada ayaa muuqaal uu soo dhigay baraha bulshada ku…
Xildhibaanada wada mooshinka laga keenay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa u diray baaq ah inuu xilka iska …
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa halka uu kasoo bilowday isku dhaca guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari), iyadoo…
Xogta laga helayo ayaa sheegaya in dhaqaale lagu sii wado ololaha mooshinka Jawaari uu Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre kala…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay in ciidamo ay qabsadeen xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Beesha caalamka ayaa caawa war kasoo saartay xaaladda siyaasadeed iyo qalalaasaha ka dhashay Mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in weerarka iyo inqilaabka lagu qaaday xarunta Golaha Shacabka aanu ahay mid sii socon kara.
Ciidamada xasilinta iyo kua Madaxtooyada ayaa Caawa la wareegay xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka.
Wararkii ugu danbeeyay xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay abaabulka mooshinnada iska horjeeda ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa sheegay in…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankooda caadiga ahaa ee toddobaadlaha ku leh magaalada Muqdisho, iyadoo ay horyaallaan arrimo xasaasi ah.
