Guddoonka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa laba qeybood u kala jabay kadib mooshin kalsooni kala noqosho oo saaka ay…
Browsing: Mooshin
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka ka keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa shir jaraa’id oo ay caawa ku…
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka hadlay Mooshin laga keenay isaga, wuxuuna shaaciyey inuu jabay…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in laga sameeyay been abuur ka laabasho Mooshinkii Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maamed…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa ku gacan seyray, sharci darrana ku tilmaamay mooshinka ay ka…
Kadib mooshin lama filaan ah oo ay xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ka diyaariyeen guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh…
Iyadoo xiisad siyaasadeed oo culus ay ka dhalatay mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa waxaa…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u qabtay mooshin laga keenay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd gudbiyey Mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Baarlmaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan…
Xildhibaanno gaaraya 107 xildhibaan ayaa saxiixay mooshin laga diyaariyey Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dib u furmaya iyadoo kadib la guda geli doono kulamada kalfadhiga saddexaad ee…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa bilaabay qorista mooshinkii labaad ee ku saabsan dekadda Berbera oo ay la wareegtay shirkadda…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa bilaabay diyaarinta Mooshin cusub oo ka dhan ah dowladda Imaaraadka.
Xildhibaanada Baarlamaanka maamulkaJubbaland ayaa ku dhiiray inay markii ugu horeysay mooshin ka keenaan Golaha Wasiirada uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Madoobe.
Xildhibaanno ka tirsan maamulka Hirshabeelle ayaa diyaariyey mooshin nooc cusub ah oo ku saabsan illaalinta hantida dowliga ah ee deeganada…
Madaxweynihii hore ee dowladii KMG ahayd ee TNG-da oo lagu dhisay dalka Jabuuti Dr. C/qaasim Salaad Xasan ayaa baaq u…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa abaabul cusub ka bilwoday dalkeeda, kaasoo looga horjeedo dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Caddeymo cusub ayaa u gacan galay Xeer ilaalinta Qaranka, kuwaasoo ku saabsan kiiska loo heysto siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo…
Inkastoo uu hore u ahaa ganacsato, isla markaana aanu ka mid ahayd siyaasiyiinta firfircoon ee xildhibaannada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, waxaa…
Xildhibaan C/saabir Nuur Shuuriye oo ka mida labada xildhibaan ee Xeer ilaalinta Qaranka ku soo eedeysay Qarandumis-nimada ayaa maanta si…
