Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo kulan ku saabsan qoraal ka soo gaaray Xeer ilaaliyaha Qaranka ku yeeshay xaruntoda…
Browsing: Mooshin
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibannada mucaaradka u ah hoggaamka dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay dalbadeen dib u…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ka hadlay xariga loo heystay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur iyo eedaha…
Ololihii muddooyinkan danbe ka socday magaalada Muqdisho ee lagu saxiixayay Mooshin xil ka qaadis madaxweyne Farmaajo ayaa loo waayay xildhibaanno…
Mid ka mida xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa markii ugu horeysay si toos ah uga hadlay mooshinka saxiixiisa ka socda magaalada…
Sheekh Nuur Baruud Gurxan oo ka mid ah Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadallo kulul oo uu…
Qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka ee saxiixay Mooshinka madaxweynaha Soomaaliya laga diyaarinayo ayaa la sheegay inay ka baxeen kadib markii…
Xildhibaannada Golaha shacabka Soomaaliya ayaa gelaya safax labo bilood ah, iyadoo gebi ahaan la hakinayo kalfdhiyadii Baarlamaanka Soomaaliya.
Iyadoo uu magaalada Muqdisho ka socday ololaha saxiixa mooshin lagu doonayo in xilka looga qaado madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo…
3 da December oo baroordiiq loo dhigi jiray musiibadii Qaraxii Shaamow ayaa shalay xus loo dhigay Curashada Axsaab Siyaasadeed oo…
Sheekh caan ah oo ka mida taageerayaasha dowladda ayaa ku baaqay in xildhibaannada lacagta ku qaatay mooshinka laga wado madaxweynaha…
Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay qaabka siyaasadda dalka iyo qorshe ku saabsan mooshin laga wado xukuumadda.
Magaalada Muqdisho ayaa gashay xilligii ololeyaasha iyo xiisadaha siyaasadeed, kadib markii ay bilowdeen mooshinno xil ka qaadis ah oo laga…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo xilka madaxweynaha kula tartamay madaxweynaha xilka haya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa jawaabtii ugu horeysay ka…
Qaar ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha kula tartamay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa bilaabay abaabul cusub oo ku saabsan…
Shirarka xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa isku bedelay qaar doodo kulul la isku weydaarsado, iyadoo aanu jirin ajende looga hadlayo Golaha.
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda ololeyaal looga horjeedo hoggaanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay wadaan siyaasiyiin iyo xubno ku xiran…
Mooshinkii mudadda dheer la diyaarinayay ee ka dhanka ahaa madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa ugu danbeyn la saxiixay.
Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa isku heysta Mooshin ay wadaan qaar ka mida loo lagu doonayo in xilka…
Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa soo gudbiyay Mooshin u gudbiyay guddoonka, kaasoo ku saabsan xaaladda ammaanka dalka.
