Shirweyne looga hadlayay aayaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen xildhibaanno, siyaasiyiin iyo xubno ku kacsan…
Browsing: Mooshin
Ujeeddo:-Soo Jeedin Xilka qaadis Madaxweeynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug. Anagoo ah Xildhibaanadda Ku saxiixan motion-kaan Kadib markii aan aragnay Qodobka 52-aad…
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in loo gudbiyaymooshin ay saxiixeen qaar ka tirsan xildhibaannada baarlamaanka oo looga horjeedo faragelinta…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa bilaabay qorista Mooshin looga horjeedo Faragelinta ay dowladda Imaaraadka Carabta ay ku hayso…
Qaar ka mida xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa wada mooshin ka dhan ah madaxda maamul Goboleedyada dalka.
Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka C/Kariin Xaaji Cabdi (Buux) ayaa ka hadlay wararka ku saabsan in Mooshin laga keenay xukuumadda…
Kulanka Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya oo maanta furmaya ayaa la shaaciyay in looga hadlayo arrinta sarkaalka ONLF C/kariin Sheekh…
Dagaal siyaasadeed oo aan waxba la iskula harin ayaa dhex maray Guddoomiye ku xigeenka Aqalka sare ee Baarlamaanka iyo Wasiirka…
Kulankii Golaha Shacabka ee maanta oo lagu waday in looga doodo kiiska sarkaalka ONLF ee dowladda Soomaaliya ku wareejiyay Itoobiya…
Kulamo kala duwan oo tan iyo xalay ka socday magaalada Muqdisho, ayaa looga hadlay abaabulka kulanka xildhibaanada Baarlamaanka ee looga…
Mooshin kalsooni kala noqosho xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Keyre ayay diyaariyeen qaar ka mida…
Kulamo kala duwan ayaa ka socda magaalada Muqdisho, kuwaasoo looga hadlayo kulanka Baarlamaanka Federaalka Berri ka yeelan doono arrinta Kiiska…
Ololeyaal iska horjeeda oo ku saabsan Mooshin la qorsheynayo in laga diyaariyo xukuumadda Soomaaliya ayaa ka socda magaalada Muqdisho.
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa kulan degdeg ku leh magaalada Muqdisho kadib go’aankii xukuumadda Soomaaliya ka qaadatay dhoofintii Sarkaalkii…
Xogheynta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay xilliga uu dib u furmayo kalfadhiga Golaha shacabka.
Madaxweynaha xilka laga qaaday ee maamullka Hirshabeelle ayaa Muqdisho ku yimid kadib markii uu u yeeray Madaxweynaha Soomaaliya sida uu…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo qabanqaabada shir ay yeelanayaan xildhibaanada maamulkaaasi ee xilka ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre uu goor dhoweyd u duulay magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inuu halkaasi ka furmay kulan ay leeyihiin xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle.
Mooshinka xilka qaadista madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa loo gudbiyay guddoonka baarlamaanka Hirshabeelle.
